Riyada dhalmada cunug la dhalayo
Su’aasha:
Waxan ku riyooday anoo bad joogo oo cunug dhalaayo waliba si sahlan waxaan dhala cunug qurux badan oo waliba gabar ah anigana la ima qabo family keyga lama joogo markaan u sheegay ima weydiinayaan cunugaan wuxuu yahay yaa kaa dhalay midna la ima dhihin. Cunugta yarna waa mid aamusan aan ooyeen hadaa ka hdlana hadleeso aniga bis qof kale lama hadleeso.
Kadib abayo magac haloo bixiyo maxmed haloo bixiyo waxaan dhahaa abaheed la dhahaa maxamed waana gabar sababta loogu bxi naayo magac nimeen ma weydinaayo.
Kadib safar ayaan galaa hooyo ayaan aadaa hooyana markaa u tago hooyo wee ku faraxsan tahay cunugaan aan wato kadib waxaan arkaa walalkey aan ka filaneyn meesha oo cunugtii aan dhalay oo ak jiifto anigo caano uso wato kadib dhaladii aan caanaha ku waday wajiga la ikaaga dhufanaa wuuna i dilaa. Kadib cunugtii aan dhalay inaan inkiro bilaawaa oo aan dhaho aniga inaanan dhalin lkn imaba dhageysanaayo si kasto aan u hadalo ee maxee noqon kartaa.

Jawaabta:
Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad heli doontid waxa aad rabto adduunka intaad joogto, dhalmada waxay tilmaamaysaa qofka inuu helayo wax uu sugayay oo uu raadinayay waliba aad bay u dhow yihiin waxyaalahaas teeda kale dhalmada gabadha ayaa ka barako badan riyada midda wiilka, waxa aad heli doonto wuxuu noqonayaa wax aad loogu farxi doono siiba hooyadaada, dadna way la yaabi doonaan mana rumeysan doonaan sida aad ku heshay.
Gabar aan la qabin haday ku riyooto iyadoo dhalaysa
This dream indicates that you will get what you want in this world while you are here. Giving birth indicates that the person will get what they have been waiting for and searching for. These things are very close. On the other hand, giving birth to a girl is more blessed than giving birth to a boy. What you will get will be something that will make you very happy, especially your mother. People will be surprised and will not believe how you got it.
