Hooyada diinta Islaamka meesha ay ka taagan tahay Hooyada waa qiimaha nolosha oo aan lasoo koobi kerin daraja ay leedahay, nusuus fara badan ayaa kusoo aroortay qiimaha birriga hooyada. Rasuulka markuu yiri naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaatee: (الْزَمْهَا، فَإِنَّ الجَنَّةَ عِنْدَ رِجْلِهَا) (laasim, jannada waxay taallaa lugteeda hoosteeda). wuxuu leeyahay Alle SW: {وَوَصَّيْنَا الْإِنْسَانَ […]
