Hooyada diinta Islaamka meesha ay ka taagan tahay

Hooyada diinta Islaamka meesha ay ka taagan tahay

Hooyada diinta Islaamka meesha ay ka taagan tahay Hooyada waa qiimaha nolosha oo aan lasoo koobi kerin daraja ay leedahay, nusuus fara badan ayaa kusoo aroortay qiimaha birriga hooyada. Rasuulka markuu yiri naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaatee: (الْزَمْهَا، فَإِنَّ الجَنَّةَ عِنْدَ رِجْلِهَا) (laasim, jannada waxay taallaa lugteeda hoosteeda). wuxuu leeyahay Alle SW: {وَوَصَّيْنَا الْإِنْسَانَ […]

Haddii aabahayga arrin aan ka diido caasinimo miyaa

Haddii aabahayga arrin aan ka diido caasinimo miyaa

Su’aasha: Asc Daruur, waxan ahay nin dimuqraadiyadda neceb kana soo horjeeda una arka inay tahay nidaam islaamka ka fog oo ree galbeeed, waligay doorasho (vote) man codaynin inaan codeeyaana iima qorshaysna insha allah,, wakhti aan fogayn ayaa nin beeshayada kasoo jeedaa uu doorasho iskusoo Sharraxay, dadkii ayuu qarash gareeyay wuxuna kacodsaday inay u codeeyaan lkn […]

Waalidka caruurtiisa dayacay xaq maku leeyahay

Waalidka caruurtiisa dayacay xaq maku leeyahay

Su’aasha: Asc Wll qof aan saaxiibo nahay ayaa ilawadaagay su’aal waxayna udhacaysaa sida tan Qof dayacay xaqi ay kulahaayeen ubadkiisu oo aan Soo barbaarin Soo tarbiyadayn Oon diinta barin Oo marna siinayn dareen aabanimo Dankalahayn oo aan ogayn wax uu kusugan yahay ilmihiisu Inuu qado iyo inkale Oo aan kalaba jeclayn noloshiisa iyo geeridiisa Sidee […]

Islaamka labada waalid iyo qaraabada meesha uu geeyay

Islaamka labada waalid iyo qaraabada meesha uu geeyay

Islaamka labada waalid iyo qaraabada meesha uu geeyay Labada waalid iyo qaraabada xiriirintooda waa wax fiican oo diinta islaamka aad ugu boorrisay marka qofka muslinka waxaa laga rabaa inuu ku dhaqmo fariimaha islaamka. Islaamka meel sare ayuu geeyay labada waalid waxaana ku soo aroortay nusuus badan arrintaas: Alle kitaabkiisa kariimka ah ku yiri: (وَقَضَى رَبُّكَ […]