Xaaskayga lacag bay xaddaa maxaan ku sameeyaa

Su’aasha: Waxaan guursaday sannad kahor markaan guursaday labo bilood kaddib waxaan ogaaday xaaskayga inay lacag guriga ka xaddo sidoo kale waxay ka xaddaa hooyadayda iyo walaalahayga dhow jeer ayaan la hadlaya ooaan u caqliceliyay laakin hadalkayga ma qaadanin, iyadoo iga ballanqaadday inaysan u noqonaynin ayay mar kale lacag xadday ila taliya maxaan ku sameeyaa xaaska […]
Xaaska lacagta iga xadeyso ma furi karaa

Su’aasha: waxan rabaa inaan idin weydiyo su’aashan oo ah nagta xaskaga ah haddii ay lacag xadeyso oo ay baxsanayso jeebka ama boorsadaada kuu gaarka ah ma furi karaa mana ah arintaas mid hal mar ah teeda kale mana u geynin duruuf talo deg deg ayaan rabaa. Jawaabta: Xatooyada ama tuuganimada waa dembi weyn oo diinta […]
