Categories
News

Daawada urka iyo cuncunka cambarka

Daawada urka iyo cuncunka cambarka Dumar badan waxay dareemaan ur daran kasoo baxaya siilka, (cuncunka cambarka) waxayna u maleeyaan taas inay ka imaanayso nadaafad darada naagta ama gabadha. Run ahaantii urka siilka wax badan ayuu ka dhalan karaa waxaa ka mid ah. bakteeriya ayaa jirta marka ay xubinta taranka naagta ay gasho ur ka dhigta […]

Categories
News

Erdogan oo qodobo muhim ah ka hadlay

Madaxweynaha Turkiga ayaa maanta si kulul uga hadlay arrimaha bariga dhexe oo maalmahan soo gudboonaaday. hadalkiisa marka lasoo koobo waa qodobadan: Qudus waa leen guduudan gacan kaste masjid alqsaa u dhowaato waan jabinaynaa. Goorma ay hadlaysaa dowladda sacuudiga haddaysan hadda halin. Gacmaha khiyaanada wata ee carbeed oo u sacabtumay qorshaha Trump waa lala xisaabtamayaa. Ma […]

Categories
Fatwada

Caanaha geela weysada ma jabiyaan

Caanaha geela weysada ma jabiyaan Su’aasha: Caanaha geela weysada ma jabiyaan sida hilibka geela oo kale, waxaan maqlay xadiis ayaa kusoo arooray tilmaamaya in caanaha geela ay weysada jabiyaan. Jawaabta: Hilibka geela inuu weysada jabiyo waxaa ka taagan khilaaf  imaam Axmed ayaa qaba inuu weysada jabiyo culimada kale ma qabaan, laakin caanaha geela khilaaf kama […]

Categories
Fatwada

Hilib geel weysada ma jabiyaa

Hilib geel weysada ma jabiyaa Su’aasha: Hadaan cuno qado ama casho bariis iyo hilib geel anoo wayso qaba maku tukan karaa waysadaas hlibka geela miyaa sida hurdada iyo istinjada jawaab degdeg. Jawaabta: Culimada fiqiga way isku khilaafeen hilibka geela inuu weysada jabiyo iyo in kale, taasna waxaa keenay xadiiska kusoo arooray oo laysku khilaafay fasirkiisa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabar qurxoon oo dahab xiran

Riyada gabar qurxoon oo dahab xiran Su’aasha: Riyada naagta qurxoon maxaa lagu fasiraa qofka haduu arko gabar qurxoon oo dhar fiican xiran sidoo kale dahab aad u fara badan maxaa lagu tilmaami karaa fadlan fasir ayaan idinka rabaa. Jawaabta: Riyada gabadha qurxoon waxaa lagu fasirra hanti adduun guud ahaan dumarka waa adduunyo, marka ay qurxoon […]

Categories
Caafimaadka Health

Faa’idada hilibka cad iyo caafimaadka Benefits of White Meat

Benefits of White Meat and Health Waa maxay hilibka cad caafimaadka ma u roon yahay?   Hilibka cad waxaa laga wadaa hilibka digaaga iyo kalluunka iyo wixii iyaga usoo dhow. hilibka cad waxaa lagu tiriyaa hilibka aan lahayn dufan badan ama baruur. hilibka guduudan oo laga wado hilibka ariga iyo geela iyo lo’da waxay leeyihiin […]

Categories
Sawirada

Sawirada imtaxaanka Seminaarkii Bisha Cas

Sawirada imtaxaanka Seminaarkii Bisha Cas Waa Seminaarkii Bisha Cas, wiilal iyo gabdho ayaa laga qaaday imtaaanka waasawiro badan oo laga soo qaatay goobta imtaxaanka. marka dhamaan waa dad ku dadaalaya aqoonta iyo faa’ideysiga. marka waxaa la rabaa in beesha soomaaliya si fiican loogu dhex faafiyo waxbarshada si loo helo nabad in lays dilo waxaa keenay […]