Sawirada imtaxaanka Seminaarkii Bisha Cas

Waa Seminaarkii Bisha Cas, wiilal iyo gabdho ayaa laga qaaday imtaaanka waasawiro badan oo laga soo qaatay goobta imtaxaanka.

Waa Seminar kii Bisha Cas
Waa Seminar kii Bisha Cas

marka dhamaan waa dad ku dadaalaya aqoonta iyo faa’ideysiga.
marka waxaa la rabaa in beesha soomaaliya si fiican loogu dhex faafiyo waxbarshada si loo helo nabad
in lays dilo waxaa keenay jahliga umadda soomaaliyeed haysta.
dilka qofka wuxuu iska yahay dalka gudihiisa sida goob yaanyo la iibsanayo.

Sawirada imtaxaanka

Red Crescent Seminar Exam Photos

It is the Red Crescent Seminar, boys and girls were tested, many photos were taken from the exam site.
So they are all people who strive for knowledge and benefit.
So it is necessary to spread education well among the Somali community to achieve peace
Killing is caused by the ignorance of the Somali people.
Killing a person is within the country like buying tomatoes.

Leave a Reply