Su’aasha: waxaa isoo doontay nin balwada leh oo sigaarka iyo qaadka cunta familkeyga way ila rabaan laakin aniga kuma qanacsani sideen yeelaa maxaad igula talin lahaydeen ee ii sheega malaga yaabaa inuu mustaqablka tooso oo uu iska daayo sida ay walaalahayga qaar leeyihiin. Jawaabta: Nin balwad leh mustaqbal ma laha waayo wax kaste waxaa ugu […]
