Subaga digaaga muxuu daawo u yahay?

Subaga digaaga muxuu daawo u yahay? Su’aasha: Sxb maalmahaan waxaa qaali ka noqday meeshan aan joogo subaga doorada ama digaaga halkii caag $100 aa la gadooyaa furkiina $3dollar waye xitaa waxaan maqlaaye in subaga ay dhaqaatiirta qoreen marka muxuu faa’ido leeyahay subaga doorada. Jawaabta: Waxa loo yaqaano subagga digaaga afka ingiriiskana Chicken fat carabiga دهن […]
Hilibka dhuxusha lagu dubo goormuu halis yahay

Hilibka dhuxusha lagu dubo goormuu halis yahay Hilibka marka dhuxusha lagu dubayo, waxaa la rabaa in laga yareeyo baruurta, waa in laga jaraa meelaha baruurta leh, keliya waxaad soo reebaysaa hilibka jiirta ah, waxaa la sheegaa marka baruurta ay kor fuusho dhuxusha waxaa ka dhalanaya dufin madow oo keeni karta kansarka. sidoo kale waa in […]
Digaaga hormuunka duran iyo caafimaadka

Digaaga hormuunka duran iyo caafimaadka Bariiska wuxuu ka mid yahay badarka caalamka ugu caansan xaga cunida. sidoo kale digaagana aad buu ugu faafay caaalmka dalal badan ayaa aad u cuna. waxaa la dhahaa bariiska wuxuu ku macaan yahay digaag. Digaaga hadda waxaa la duraa hoormuun gaar ah oo lagu cayiliyo. waxaa la sheegaa hormuunkaas inuu […]
Faa’idada hilibka cad iyo caafimaadka Benefits of White Meat

Benefits of White Meat and Health Waa maxay hilibka cad caafimaadka ma u roon yahay? Hilibka cad waxaa laga wadaa hilibka digaaga iyo kalluunka iyo wixii iyaga usoo dhow. hilibka cad waxaa lagu tiriyaa hilibka aan lahayn dufan badan ama baruur. hilibka guduudan oo laga wado hilibka ariga iyo geela iyo lo’da waxay leeyihiin […]
Hilibka digaaga Vitamiinada laga heli karo

Hilibka digaaga Vitamiinada laga heli karo Hilibka digaaga wuxuu ka mid yahay cuntada sida ugu badan laga cuno caalamka oo dhan africa iyo dunida kaleba waa laga cunaa waa cunto fudud waxaa laga helaa vitamin badan aan la soo koobi karin marka laga hadlo nafaqada jirka, digaaga oo ah shinbir ku dhex nool dadka. hilibka […]
