Madaxweynaha Turkiga ayaa maanta si kulul uga hadlay arrimaha bariga dhexe oo maalmahan soo gudboonaaday.

Erdogan oo qodobo muhim ah ka hadlay
Erdogan oo qodobo muhim ah ka hadlay

hadalkiisa marka lasoo koobo waa qodobadan:

Qudus waa leen guduudan gacan kaste masjid alqsaa u dhowaato waan jabinaynaa.
Goorma ay hadlaysaa dowladda sacuudiga haddaysan hadda halin.
Gacmaha khiyaanada wata ee carbeed oo u sacabtumay qorshaha Trump waa lala xisaabtamayaa.
Ma suurtgalayso in la oggolaado qorshaha maraykanka ee Falastiin.
Qorshaha maraykanka cusub wuxuu u dan leeyahay Qudus
Israel waa dowlad argagixiso ah.

The Turkish President spoke today about the current Middle East issues.
Jerusalem is a red line, we will break any hand that approaches the Al-Qasas Mosque.
When will the Saudi government speak if it is not already?
The treacherous Arab hands that applauded the Trump plan will be held accountable.
It is impossible to accept the US plan for Palestine.
The new US plan is aimed at Jerusalem
Israel is a terrorist state

Leave a Reply