Riyada dahabka abtigayga Maraykanka joogo ii keenayo

Riyada dahabka abtigayga Maraykanka joogo ii keenayo Riyada: Asc shiikhow waxaa ku riyooday abtigay mareekanka jiro aan waligay arag oo dhago dahab ii keenayo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad weyn aad heli doonto, farxaddaas waxay u badan tahay inay noqonayso guur. Waxaad guursan doontaa nin aad ku qanci doonto oo nolol fiican aad ka helayso. […]
Riyada dahabka gabar caan ah iga xadayso

Riyada dahabka gabar caan ah iga xadayso Riyada: Asc shikh waxan rabaa riyadan inaad iifasirto xly wxn kuriyoody anigoo dahabkayga la iga xadaayo gabar caan ah aan aqaano baana iga xadday kadibna wan kadhigtay dahabkii lkn way igayara jajabisy qaybna waan wayay bal iisojawab Fasirka: Waxaa dhib aad kala kulmaysaa qof caan ah oo lagu […]
Riyada xirashada dahabka

Riyada xirashada dahabka Riyada: Waxaa ku riyoday anigoo set dahab xiranaayo oo dhameystiran mid ii yaal ma ahan lkn riyada kadib qadka ku arkay sheik ii fasir adigo mahdsan allha ha kaa raali noqdee Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa xaalad dhaqaale fiican aad gali doonto Waxaa laga yaabaa in duruufahaaga dhaqaalaha ay fiicnaadaan doonaan Waa riyo […]
Riyada hooyo iyo walaalkayga anoo la socdo dahab arkayo

Riyada hooyo iyo walaalkayga anoo la socdo dahab arkayo Riyada: Waxan Ku riyoday sheekh hooyaday oo geeriyootay iyo walaalkay oonu wada socono meel jaranjarooyin leh hoose oo wada dooga dahabka iyo alaabtu banaanka iska taalo intan hungureeyey inaa qaato ayaan kamarada Ku xidhan Ka baqay meel lagu buuqsan yahay ayaanu Ku baydhnay ani iyo hooyo […]
Waxaan ku riyooday aniga oo helay 3 dhagax oo macdan ah

Waxaan ku riyooday aniga oo helay 3 dhagax oo macdan ah Riyada: Sheekh waxaan ku riyooday aniga oo helay 3 dhagax oo macdan ah mid ka mida ayaa ahaa dheeman cad waxaana ka helay dhulka Isoo fasir sheekh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa wax qaali ah inaad heli doonto sidoo kale nolol aad u wanaagsan oo […]
Riyada luulka cagaaran anoo dhagax kasoo fujinaya

Riyada: Asc gudoomiye- waxan Ku riyoday anigoo meel Dhaqaxan Dahab ah dhagaxan waawayn oo dahab ah waxan arkay dhagax yar oo madow waxa Ku dhex jiray diamond Cagaaran oo iftimayay oo wan Ka so Fujiyay Fasirka: Riyada macne badan ayay xambaarsan tahay, waxay tilmaamaysaa isbadal iyo safar iyo hanti, luulka wuxuu astaan u yahay awood […]
Riyada dahabka iyo ninkayga iyo hablo guriga isla jooga

Su’aasha: Asc walal waxan ku riyooday ani iyo ilmaha oo bananka adeeno iyo aboohod guriga waxan uga tagaya hablo waxana ii yalo dahab xoga ah marka soo labto waxan is leyahay dahabkii xisaabi oo firi inuu intiisa yahay dahabki marka.soo qaday .kdb mar kasto oo aan is dhaho tiri tirada wee iga qaldoome waxan kala […]
