Categories
Taariikh - History

Magacyada xubnaha dowladdii Somali ugu horreysay

AKHRISO MAGACYADA XUBNIHI DOWLADII UGU HORREYSAY EE AY YEELATO Ee DOWLADII KACAANKI SOOMAALIYEED OO KA KOOBAN 14-ka XUBNOOD ah sanadkii 1969-kii Waxa Xiligaasi ee La dhahjirey “XOGYAAL” Kadib ayey noqdeen “Wasiir” Waxay Kala yihiin:- 1.) Dr.Mohamed Aden Sheikh :Wasiirkii Caafimadka 1969-1973 2.) Mohamed Burale Ismail :Wasiirkii Macdanta 1969-1974 3.) DR.Hassan Ali Mire: Wasiirkii Waxbarashada 1969-1970 […]

Categories
Caafimaadka Health

Baamiyaha iyo caafimaadka arag wuxuu taro

Baamiyaha iyo caafimaadka arag wuxuu taro Baamiyaha wuxuu ka mid yahay cuntada aadka ugu fiican caafimaadka guud ahaan. lama soo koobi karo waxtarka uu u leeyahay jirka. Baamiya wuxuu la dagaallamaa calool adeyga, dadka aan musqusha muddo gali oo saxarada ku dhegto hadday badsadaan baamiyaha caloosha ayuu u jilciyaa. Sidoo kale dadka sokorta qaba aad […]

Categories
Caafimaadka Health

Hilibka iyo kartida raga xaga sariirta

Hilibka iyo kartida raga xaga sariirta Hilibka shiilan waxyaalaha la gahelo xagga caafimaadka Cilmibaris ayaa lagu ogaaday raga hilibka cunta inay ka awood badan yihiin xagga galmada raga aan cunin, waxaa la sheegay hilibka inuu kordhinayo hormuunka raganimada kasoo sabab u ah kacsiga raga. Hilibka shiilan dufantiisa way ka yar tahay kan caadiga loo kariyay, […]

Categories
News Sawirada

Sawirada MD Farmaajo iyo Justin Trudeau

Sawirada MD Farmaajo iyo Justin Trudeau Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Canada Mudane Justin Trudeau, waxayna ka wada hadleen sidii Soomaaliya iyo Canada ay u yeelan lahaayeen iskaashi dhinacyo badan oo waxtar u leh labada dal Iyo in qofka somaliga si hawlyar u tago canada – sida […]

Categories
Caafimaadka Health

Sidee loo daaweeyaa neefta ka timaada saxaaxa dumarka

Sidee loo daaweeyaa neefta ka timaada saxaaxa dumarka Su’aasha: Waxaan rabaa inaan ogaado waxa lagu daaweyn karo saxaaxa ama cambarka neefta ka timaada, siiba xiliga foorarka uu ninka galmada ku sameynayowaxaa ka yeera siilka wax dhuuso u eg oo laga maqli karo qolka banaankiisa dhawaaq xoog leh maxaa keena dhawaaqa farjiga. Jawaabta: Dumarka qaar marka […]

Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Kaluunka iyo kaniinka dareenka raga

Kaluunka iyo kaniinka dareenka raga Raga qaarkooda waxay dareemayaan tabar yari xaga galmada ma kacsi, taasoo u noqon karta waxyaalo badan. qofka marka uu dareemo inuusan lahayn kacsi badan ma aha inuu ku degdego kaniinka kacsiga ama dareenka, maxaayeelay daawada kacsiga ka sameysan kiimikada waxay dhib weyn u keentaa wadnaha, marka ma aha qofka inuu […]

Categories
Talooyinka Consultation

Saaxiibka khiyaanada badan sidee lagu gartaa

Su’aasha: Nin ayaa jira saxibo aan nahay, wuxuu igu sameyay arin yaab badan, wuxuu iga qarin rabay baasaboorkayga sidii ley tarxiili lahaa, aniga waxaa ii sheegay mid isaga ku siraystay sheekada ninkaas oo saaxibka aan ahayn waxan u haystay saaxib lilaali ah marka maxaa talo aad iga siin kartaan ninkaas. Jawaabta: Waxaa laga yaabaa ninka […]