Hilibka dhaylada iyo caafimaadka iyo awoodda jirka

Hilibka dhaylada iyo caafimaadka iyo awoodda jirka

Hilibka dhaylada iyo caafimaadka jirka Hilibka dhaylada waxaa lagu tiriyaa hilibka ugu fiican oo qofka uu cuno, waxaa la sheegay inuu dhaqsi ku dhalaalo dheefshiidakaNA si sahlan ugu shiidmo. Waxaa laga helaa awood aan lasoo koobi karin dhinaca caafimaadka jirka. Qofkii mar kaste cunayo hilibkaas wuxuu noqonayaa qof aan duqoobin, jirkiisa isma badalayo sida la […]

Maxaa ku dhacay dhaqanka Soomaalida maalmahan

Wan duban oo shiilan somalida waliimo ama zabta

Maxaa ku dhacay dhaqanka Soomaalida maalmahan Igu sawir kaliya miyay noqotay nimcada Alle na siiyay? Sawiradan waxay aad ugu faafeen baraha bulshada, dad badan ayaa ku lifaaqay sawiro dad tabaalaysan oo dhibaato ay ka muuqato. Dadkaas oo kasoo qaaday sawiradan inay qaldan yihiin waayo cuntada oo ah nimcada Ilaahay ayaa qaab xun loo istacmaalayo.  Marka […]

Hilibka dhuxusha lagu dubo goormuu halis yahay

Hilibka dhuxusha lagu dubo goormuu halis yahay

Hilibka dhuxusha lagu dubo goormuu halis yahay Hilibka marka dhuxusha lagu dubayo, waxaa la rabaa in laga yareeyo baruurta, waa in laga jaraa meelaha baruurta leh, keliya waxaad soo reebaysaa hilibka jiirta ah, waxaa la sheegaa marka baruurta ay kor fuusho dhuxusha waxaa ka dhalanaya dufin madow oo keeni karta kansarka. sidoo kale waa in […]

Siyaabaha hilibka loo sameeyo

Busteeki macaan badan hilib duban

Siyaabaha hilibka loo sameeyo   Hilibka marka qaabab badan loo sameeyo ayuu kuu soconayaa. soomaalida hilibka inta badan waxay u sameeyaan qaabka caadiga ah oo biyaha lagu kariyo aadna aan loo bisleynin, waxay dhahaan hilibka waa inuu gowsaha ku dhego , dadka soomaaliyeed ma jecla hilibka aad u bisil. laakin waxaa dhab ah hilibka macaankiisa […]

Hilibka iyo kartida raga xaga sariirta

Hilibka iyo kartida raga xaga sariirta

Hilibka iyo kartida raga xaga sariirta Hilibka shiilan waxyaalaha la gahelo xagga caafimaadka Cilmibaris ayaa lagu ogaaday raga hilibka cunta inay ka awood badan yihiin xagga galmada raga aan cunin, waxaa la sheegay hilibka inuu kordhinayo hormuunka raganimada kasoo sabab u ah kacsiga raga. Hilibka shiilan dufantiisa way ka yar tahay kan caadiga loo kariyay, […]