Nin ayaa jira saxibo aan nahay, wuxuu igu sameyay arin yaab badan, wuxuu iga qarin rabay baasaboorkayga sidii ley tarxiili lahaa, aniga waxaa ii sheegay mid isaga ku siraystay sheekada ninkaas oo saaxibka aan ahayn waxan u haystay saaxib lilaali ah marka maxaa talo aad iga siin kartaan ninkaas.
Saaxiibka khiyaanada badan sidee lagu gartaa
Jawaabta:
Waxaa laga yaabaa ninka arrinkaas kuu sheegay inuu been sheegayo, adoon wax hubsanin qof laguma qabsado waxaa dhici karta inaad ku xadgudubto saaxiibkaaga asoo bari ka ah arrintaas.
ninka kuu sheegay waxaa laga yaabaa inuu rado labadiina inaad isku dhacdaan oo aad is dagaashaan, marka iska jir, Alle wuxuu yiri: