Sawirada MD Farmaajo iyo Justin Trudeau

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Canada Mudane Justin Trudeau, waxayna ka wada hadleen sidii Soomaaliya iyo Canada ay u yeelan lahaayeen iskaashi dhinacyo badan oo waxtar u leh labada dal Iyo in qofka somaliga si hawlyar u tago canada – sida ay baahisay Villa Soomaaliya.

Sawirada MD Farmaajo iyo Justin Trudeau
Sawirada MD Farmaajo iyo Justin Trudeau

Sawiarad oo ah kuwa aad ugu faafay baraha bulshada.

Soomaali iyo Canada xiriirkooda oo la filayo inuu xoog yeesho.

 

Somali President Mohamed Abdullahi Farmaajo met with Canadian Prime Minister Justin Trudeau in Addis Ababa, and they discussed how Somalia and Canada could have a multifaceted partnership that would benefit both countries and that Somalis could easily travel to Canada – as reported by Villa Somalia.
Photos that have gone viral on social media.
Somali-Canadian relations are expected to grow stronger.

Leave a Reply