Baamiyaha iyo caafimaadka arag wuxuu taro

Baamiyaha wuxuu ka mid yahay cuntada aadka ugu fiican caafimaadka guud ahaan.
lama soo koobi karo waxtarka uu u leeyahay jirka.

Baamiya wuxuu la dagaallamaa calool adeyga, dadka aan musqusha muddo gali oo saxarada ku dhegto hadday badsadaan baamiyaha caloosha ayuu u jilciyaa.

Baamiyaha iyo caafimaadka
Baamiyaha iyo caafimaadka

Sidoo kale dadka sokorta qaba aad buu ugu roon yahay wuxuu hagaa sokorta dhiigga.
Sidoo kale baamiyaha wuxuu yareeyaa daalka qofka , wuxuu siiyaa dadka awood badan.

wuxuu u qoon yahay caafimaadka wadnaha sidoo kale dumarka uurka leh wuu u fiicanb yahay, sidoo kale wuxuu u roon yahay indhaha qofka baamiyaha cuna aragtidiisa waxay tahay mid xoog leh. sidoo kale wuxuu ka hortagaa kansarka wuxuu kaloo siyaa jirka isdifaaca xaoogga leh, sidoo kale jiorrooyinka beerka ku dhaca daawo ayuu u yahay, wuxuu siiyaa awood uu isaga reebo waxyaalaha dhibka u keena beerka.
sidoo kale kelliyaha wuu u roon yahay.
Intaan in kabadn ayuu leeyahay baamiyaha waxaad kasooo oogaan kartaa webyada caafimaadka ku shuqlan.

 

Okra is one of the best foods for overall health.
Its benefits to the body cannot be summed up.
okra fights constipation, and if people do not go to the toilet for a long time and have stools that stick to their stomachs, then okra softens their stomachs.
It is also very good for people with diabetes, it regulates blood sugar.
okra also reduces fatigue, gives people more energy.
It is good for heart health, it is also good for pregnant women, it is also good for the eyes of the person who eats okra , the vision of the person who eats okra is strong. It also prevents cancer, it also gives the body a strong immune system, it is also a medicine for liver diseases, it gives the ability to eliminate things that cause harm to the liver.
It is also good for the kidneys.
Before I go any further, you can download okra from websites that deal with health.

 

Leave a Reply