AKHRISO MAGACYADA XUBNIHI DOWLADII UGU HORREYSAY EE AY YEELATO Ee DOWLADII KACAANKI SOOMAALIYEED OO KA KOOBAN 14-ka XUBNOOD ah sanadkii 1969-kii Waxa Xiligaasi ee La dhahjirey “XOGYAAL” Kadib ayey noqdeen “Wasiir”

Waxay Kala yihiin:-
1.) Dr.Mohamed Aden Sheikh :Wasiirkii Caafimadka 1969-1973
2.) Mohamed Burale Ismail :Wasiirkii Macdanta 1969-1974
3.) DR.Hassan Ali Mire: Wasiirkii Waxbarashada 1969-1970
4.)Omar Arth Ghalib :Wasiirkii Arrimaha Dibadda 1969-1976
5.) Ahmed Mohamed Mohamud (Silanyo)
Wasiirkii Qorsheynta 1969-1973
6.) Mohamed Anshur :- Wasiirkii Gaadiidka Iyo Isgaarsiinta 1969-1970
7.) Gen.Jama Ali Korshel :- Wasiirkii Arrimaha Gudaha 1969-1971
8.) Mohamed Jama Ahmed (Juge) Wasiirkii Warfaafinta 1969-1970
9.) Mohamud Gelle Elmi (Dhurwa)
Wasiirkii Ganacsiga iyo Warshadaha 1969-1970
10.) Mohamed Abdi Arrale : Wasiirkii Maalinyadda 1969-1970
11.) Abdulkadir Aden Abdulle :Wasiirkii Howlaha Guud 1969-1970
12.) Abdulle Aw Farah Hersi : Wasiirkii Beeraha 1969-1970
13.) Dr.Mohamud Mohamed Osman : Wasiirkii Xanaanada Xoolaha 1969-1970
14.) Osman Noor Ali: Wasiirkii Caddaalada 1969-1970
W/Q:- Mohamed Abdi Salam Yusuf
READ THE NAMES OF THE MEMBERS OF THE FIRST GOVERNMENT THAT THE SOMALI REVOLUTIONARY GOVERNMENT HAD, COMPRISING 14 MEMBERS IN 1969. At that time, they were transferred from “SECRETARY” to “Minister”
The names of the members of the first Somali government
They are:-
1.) Dr. Mohamed Aden Sheikh: Minister of Health 1969-1973
2.) Mohamed Burale Ismail: Minister of Minerals 1969-1974
3.) DR. Hassan Ali Mire: Minister of Education 1969-1970
4.) Omar Arth Ghalib: Minister of Foreign Affairs 1969-1976
5.) Ahmed Mohamed Mohamud (Silanyo)
Minister of Planning 1969-1973
6.) Mohamed Anshur :- Minister of Transport and Communications 1969-1970
7.) Gen.Jama Ali Korshel :- Minister of Interior 1969-1971
8.) Mohamed Jama Ahmed (Juge) Minister of Information 1969-1970
9.) Mohamud Gelle Elmi (Dhurwa)
Minister of Trade and Industry 1969-1970
10.) Mohamed Abdi Arrale : Minister of Daily Affairs 1969-1970
11.) Abdulkadir Aden Abdulle : Minister of Public Works 1969-1970
12.) Abdulle Aw Farah Hersi : Minister of Agriculture 1969-1970
13.) Dr.Mohamud Mohamed Osman : Minister of Animal Husbandry 1969-1970
14.) Osman Noor Ali: Minister of Justice 1969-1970
W/Q:- Mohamed Abdi Salam Yusuf
