Fiirinta farjiga xaaska indhabeel maa laga qaadaa

Fiirinta farjiga xaaska indhabeel maa laga qaadaa Su’aasha: Waxaan maqlay qofka sheekh sheegaya xadiis reebaya qofka inuu fiiriyo fariga xaaskiisa hadduu sidaa sameeyo wuxuu ka qaadaa indhabeel xadiiskaas ma jiraa haduu jiro ma saxiix baa jawaab ayaan idinka sugayaa. Jawaabta: Xadiis ayaa kusoo arooray oo reebaya inuu qofka fiiriyo xubinta taranka xaaskiisa iyadoo aysan jirin […]
Filimada galmada dhibka dadka ay u geystaan

Filimada galmada dhibka dadka ay u geystaan Su’aasha: waxan idinka raba talo waxan cadaystay inaan daawada filimada wasmada nimanka iyo naagah is fuula sidoo kale dumarka qaaqaawan, markaan mudo mooganaado hadana waan u laabanaa dhow jeer ayaan isku dayay hab aan isaga joojiyo ma garanayo maxaa talo aan idina heli kara fadlan. Jawaabta: Daawashada filimada […]
Shukaansiga ma xaaraan baa

Shukaansiga ma xaaraan baa Su’aasha: Waxaan rabaa inaan ogaado shukaansiga xaaran inuu yahay iyo in kale, dad badan ayaan ka maqlay iyagoo dhahayo shukaansiga dumarka diinta ma oggola hadaba maxaa la dhihi karaa arinkaas. Jawaabta: Inta aanan ka jawaabin su’aashaada marka hore waa inaan keexnaa shukaansiga waa maxay? Shukaansiga waxaa laga wadaa haweeney aad guursan […]
Riyada qofka dhar la’aanta ah

Riyada qofka dhar la’aanta ah Su’aasha: Qofka hadduu arko asoo qaawan oo aan dhar wadanin oo socda wadada dadka oo dhan ay soo fiirinayaan isagana aad buu yaxyaxsan yahay fasirka riyada maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Qaawanaanta macne badan ayay yeelan kartaa laakin riyadan sida ka muuqata waa fadeexo qofkaas qabsan doonto oo ay dadka […]
Riyada safarka maxay noqon kartaa

Riyada safarka maxay noqon kartaa Su’aasha: Qofka hadduu arko asoo diyaarad fuuli rabo oo wato boorsooyin waxaa muuqata inuu dal kale u socdo riyadaas maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Fasirka riyada safrka inta badan waxay noqotaa is baddal qofka xaalkiisa is baddalayo, waxaa laga yaabaa safarka inuu noqdo hanti ama guur, hadduu qofka aado meel […]
Kabaha goormaa lagu tukan karaa

Axaadiis ayaa kusoo aroortay in lagu tukan karo kobaha. Axaadiis dad badan ayaa qalad ka fahmay. Kabaha in lagu tukado waxaa shardi ah in ay daahir yihiin iyo inay tahay meesha lagu tukanayo meel munaasib ku ah kabaha. tusaale ahaan marka qofka ku tukanayo meel cows ah ama meel dhul ah ama meel aan ahayn […]
Dugsiyada soomaaliyeed iyo waxbarashada

Dugsiyada soomaaliyeed iyo waxbarashada Dalka waxyaalaha la dhihi karo way kusoo bateen waa dugsiyada waxbarashada. inkastoo wali aysan ahayn sida la rabay. waxay u baahan yihiin dadka soomaaliyeed nolo ka fiican middan hadda ay ku nool yihiin. laakin waxaan jirin madax oo awood u leh inay dalka maamulaan. waxay u badan yihiin dadka isku sheega […]
