Su’aasha: Waxaan rabaa inaan ogaado sabata ay u eegayaan dhakhaatiirta carabka qofka ay baarayaan marka la rabo in la ogaado jirada hayso fadlan jawaab ayaan idinka sugayaa aad baad ugu mahadsan tihiin. Jawaabta: Waa sax dhakhaatiirta inta aysan baarin qofka waxay eegayaan carabkiisa taasna waxaa ugu wacan midabka carabka wuxuu tilmaamayaa xaaladda jirka dhinka caafimaadka […]
