Dowladda federaalka soomaaliya ayaa daahfurtay mashruuc lagu magacaabay baxnaano. mashruucaas oo loogu gargaari doono dadka danyarta ah ee soomaaliyeed oo dhibka kasoo gaaray faafidda cudurka corona virus. kalmadda baxnaano oo af soomaaliga macne qadiin ah ku leh dad badan oo soomaali ayaan garanaynin macnaha ay leedahay kalmadda baxnaano. Ka dhursugidda wax sida ay ku dambeeyaan. […]
