Ninkeyga filimada xun ayuu daawadaa maxaan sameeyaa Su’aasha: Walalo waxan ahay gabar garoob ah ninka isoo furay wuxuu ahaa qof xun wuxuu igu qasbi jray wayaalo xun inaan sameeyo siiba xaga sariirta wuxuu ahaa nin fiirsada filmada galmada dhowr jeer ayaan ku qabtay asoo filin xun firsanaya sidoo kale cay iyo aflagaado ayuu iigu daraa, […]
