Qaabka barida dumarka loo yareeyo

Qaabka barida dumarka loo yareeyo Su’aasha: scw naagta la qabo barida weyn leh maxay ku yareyn karaa talo ayaan idinkaga baahanahay waadna ku mahadsan tihiin wekan aadka u fiican iyo sida aad bulshada ugu adegaysaan thanks lots Jawaabta: Sida la og tahay dufinta jirka marka ay badato waxay keentaa cayil gaar ahaan dumarka la qabo […]
Badhidayda xadkay ka baxday maxaan ku yareeyaa

Badhidayda xadkay ka baxday maxaan ku yareeyaa Su’aasha: scw bahda daruur idiko mahasan waxan raba dhib i haysta inad talo igasisan misankayga wa 90 kilo dhererkayga wa 170 ku dhowad dhibka ihaysta wuxu yahay badhi xadka ka basan banleyahay jirkayga inta kale wa ok normal lakin badhida xadkay ka baxday maxa lagu yeryaa fadlan igu […]
3 su’aalood kusaabsan dareenka gabdhaha

3 su’aalood kusaabsan dareenka gabdhaha Su’aasha: A S C, Wad salaaman tihin waxan qabay 3 su’aalod o kusaabsan gabdhaha 1, gabadhaha buuran e dabo iyo naasaha waa wayn leh ma waxay ka helaan ama ku raaxaystan guuska wayn? 2, gabadhuhu markay da’doodu si wayinaadan xubinta tarankogu mu sii wayinaada? 3, gabdhaha bur buuran da’da ay […]
Dumarka buuran iyo kuwa caatada yaa farji weyn

Dumarka buuran iyo kuwa caatada yaa farji weyn Su’aasha: Dumarka buuran amaba jirka leh maka bahal weyn yihiin kuwa caatada ah. Jawaabta: Naagta buuran hilib ahaan way ka weynaan kartaa midda dhuuban laakin gudaha ahaan ama jeexa shardi ma aha inay ka weynaato, taas waa abuur Alle, naag caato ayaa laga yaabaa inay ka weyn […]
Quruxda ma naaso waaweyn kaliyaa?

Quruxda ma naaso waaweyn kaliyaa? Su’aasha: Asc sual ayan wataa walal ragga somalida waxay u jecelyihin gabdhaha cayilan ama naasaha iyo bari weyn leh ma quruxda ayey saas u fahmen ileen mar hadu naas weyn yahay laazim waa inuu dhacsan yahay ? aniga wa ihi qof cayilan gabdhaha body shape kooda meel dhexe yahay ayan […]
Naag suxulbaruur maxaa laga wadaa

Naag suxulbaruur maxaa laga wadaa Su’aasha: Ereyga suxul barur maxaa laga wadaa naagaha garoobada miyaa mise naag kaste ayaa la dhihi karaa. Jawaabta: Waa erey aay adeegsadaan dadka soomaaliyeed waxaa laga wadaa dumarka waaweyn oo afartanka gaaray, dumarka marka ay da’ noqdaan way cayilaan waxay yeeshaan garbo waaweyn iyo bari weyn iyo cajiro buurbuuran marka […]
Galmada kadaloobsiga dumarka iyo caafimaadka

Galmada kadaloobsiga dumarka iyo caafimaadka Su’aasha: SCW waanidin salaamay waxaan rabaa inaad iga jaahilbxisaan galmada kadaloobsiga dumarka waa maxay marka hore dhib miyay u keenaysaa ninka. Jawaabta: Kadaloobsiga waa la wada yaqaanaa waa fadhiga aan dabada dhulka dhigaynin qofka wuxuu ku tiirsanayaa lugihiisa. Galmada kadaloobsiga waxaa laga wadaa naagta inay ninka oo dhabar dhabar u […]
