Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada kufsiga waa maxay fasirkeeda

Riyada kufsiga waa maxay fasirkeeda Su’aasha: Asc waxan rabaa inad Riyo ii fasirtaan waxan ku riyooday anigoo guri dhexdiis hurdo kadibna uu nin ii soo galay wuxu igu bilaabay inuu I kufsado wajigiisa ma qiyaasi karo waxan isku dayayaa inan iska celiyo lakin awood badan ma lihi Ninka wuu I aflagaadeynayaa isagoo I dhahaya inan […]

Categories
Fatwada

Qubeys miya igu waajib ah

Su’aasha: Asc sual ayan qabaa hadii aan gacanteyda ku istiimo kadibna biyo iga yimaadaan qubeys miya igu waajib ah inta aan tukan? Mahadsanid. Jawaabta: Gabadha iyo wiilkaba haday gacanta ay ku siigaystaan oo ay biyo ka yimaadaan qubeys ayaa ku waajiba, ninka waa inay ka baxaan biyo cad oo adag oo oo faniinaya kaddib uu […]

Categories
Caafimaadka Health

Cudurrada siigada dumarka ay leedahay

Cudurrada siigada dumarka ay leedahay Su’aasha: gabar ayan ahay 17 sano ayan jiraa waxan ahay gabar suni u gudan marka dareenkayga wu badan yahy siba habenki markan hurdi rabo waxan is arkaa anoo gacnta kula jira alabtay hose si xun ayan ugu daliga gacanta waxan ka darema jira jiriirico daran qoyan badan aya iga yimada […]

Categories
Caafimaadka Health

Cunada jirka u dhista yar iyo weynba

Cunada jirka lagu dhiso Marka laga hadlo cuntada caafimaadka leh waa inaan ka jawaabnaa marka hore su’aasha ah waa maxay cuntada caafimaadka leh maxaa lagu gartaa cuntada nafaqada leh? Waxaa laga wadaa cuntada caafimaadka leh cuntada isku dheellitiran oo leh vitamiino  kala duwan, oo nadiif ah oo aan wax kiimilkalku jirin. Cuntada caafimaadka leh way […]

Categories
Aqoonta Guud Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Wax dhir ahaa oo xayawaan noqday

Su’aasha waxay tahay: muxuu yahay wixii Alle abuuray marka hore asoo dhir ah kaddib uu u baddalay manoole kaddibna uu u baddalay wax nool? Jawaabtu waxay noqonaysaa waa ushii nabi Muuse (CS). marka hore waxay ahayd dhir cagaaran oo nool illeen geed ayaa lagasoo gooyee kadib Ilaahay (CW) wuxuu u baddalay qori engegan illeen waxay […]

Categories
News

Turkey oo soo saartay mask corona virus dilaya

Warar ka imaanaya dalka Turkey ayaa sheegaya inay sameeyeen aqoonyahanno u dhashay dalkaas Mask oo elektarooni ah oo dilaya fayraska karoona. Waxaa la sheegay maska inay fayraska markuu soo gaaro horay ka dhiamanyo. Taas oo noqon doonta arrin weyn oo dalka turkiga geyn doonta meel sare xagga qalabka caafimaadka. Dowladda Turkey ayaa ka mid ah […]

Categories
Fatwada

Saaxibkayga fal xun ayuu igu sameeyay

Su’aasha: shiikhow qof ayaa jiro mudo badan ayaan saaxiibo ahayn aad baan isugu kalsoonayn, laakin waxaan dareemay inuu xaasid yahay, waayo waxaan ku arkay asoo hadalo kaftan durmo ah igu dhahayo wuxuu ka xumanayaa waxa aan haysto shaqada iyo lacagta isoo gasha marka waxaan ku ogaaday inuu xaasid yahay qof ayuu ku siraystay hadal aniga […]