Xaas baan ahay farta ninkeygaan wax ku dareemaa xubintiisa kuma daremo ila taliya

Xaas baan ahay farta ninkeygaan wax ku dareemaa xubintiisa kuma daremo ila taliya

Xaas baan ahay farta ninkeygaan wax ku dareemaa xubintiisa kuma daremo ila taliya Su’aasha: Waxan ahay gabar guurka ku cusub goor dhow ayan guursaday dhib aya i haysta oo dhan ninkayga marka uu i sitimanayo waan raxaystaa wax kla mid ah marka u farta igu raxaynao waan macansadaa wana biyabaxa lakin marka uu geedkisa ii […]

Siigada maskaxda iyo midda gacanta

Siigada maskaxda iyo midda gacanta

Siigada maskaxda iyo midda gacanta Su’aasha: Asc walaal waxan ahay gabar maskaxda ayan ka siigaysan jiray fikir ayan biyaha isaga keni jiray laakin waxan bilaabay inaan xubintayda majuujiyo sidas ayaan ku biyabaxaa marka waxan iska dareemay baryaha ayaa i weynaaday cajiraha taas ma laha dhihi karaa sigada majuujinta xubinta ayaa sabab u ah. Jawaabta: Marka […]

Qubeys miya igu waajib ah

Qubeys miya igu waajib ah

Su’aasha: Asc sual ayan qabaa hadii aan gacanteyda ku istiimo kadibna biyo iga yimaadaan qubeys miya igu waajib ah inta aan tukan? Mahadsanid. Jawaabta: Gabadha iyo wiilkaba haday gacanta ay ku siigaystaan oo ay biyo ka yimaadaan qubeys ayaa ku waajiba, ninka waa inay ka baxaan biyo cad oo adag oo oo faniinaya kaddib uu […]

Sida caadada xun looga soo kabsado

Sida siigada looga soo kabsado

Sida caadada xun looga soo kabsado Waxaa la dhahaa arrimaha ay fiican tahay qofka inuu jirkiisa ugu dadaalo يمكن عناية الجسم بالأمور التالية: 1- التغذية الجيدة 2- أخذ قسط من الراحة 3- الابتعاد عن الأمور التي تؤدي إلى التوتر 1- cunto fiican 2- nasasho 3- in laga fogaado waxyaalaha walwalka keena Dhalinyarada qaar naftooda waxay […]

Sidee loo reebaa siigada akhriso daawada ugu fiican

Sidee loo reebaa siigada

Sidee loo reebaa siigada akhriso daawada ugu fiican Siigada waxay ka dhalataa shahwada badan shahwada marka ay jirkaaga ku badato kacsi ayay kuu keenaysaa marka meesha waxaa ka bilaabanayso siigo. dhaliyarada doobka ayaa u badan siigada wiilal iyo gabdhaba marka qofka furo albaabka siigada way adag tahay inuu xiro. waxaa su’aal ah sideen isaga celiyaa […]