Niyad jabka sida loo daaweeyo Su’aasha: Walale waxan Ahay will Dalan yaro Ahh Waxanaa qabaa xanun ladago Niyad jab Waxaan Amiin sanahy inan waxbo qabsani kariin ee maxan sameyaa walalo isheg Adigo Rali eh. Jawaabta: Cudurka niyadjabka waa cudur nafsi ah, wuxuu la xiriiraa nafta aadanaha, qofka asoo awood leh ayuu aaminayaa inuusan wax taraynin, […]
