Riyada qeyb tinta ka mid ah go’ayso

Riyada qeyb tinta ka mid ah go'ayso

Riyada qeyb tinta ka mid ah go’ayso Riyada: Asc sheikh xalay waxan ku riyooday anigoo tinta iga goayso oo qaybna dhaadheer tahay qaybna gaban tahy oo leh taakada iigu xirmi mayso iso fasir xaasna waan ahaye.   Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa waxyaalo aad samaynaysay inay kaa kala halaabayaan Qaarna ay kuu nabadgalayaan, waxaasna waa arrimo […]

Riyada anoo joogo timajare oo timahayga dheer laga cararay

Riyada anoo joogo timajare oo timahayga dheer laga cararay

Riyada: Asc walal waxaan ubahna fasirka riyada Ano joogo  meel timo  jare   ah oo  timaha laga jarto Marki ninki timaha  jaraha  aha uu damcey in uu bilaabo  timo  jariida  uu arkay  timahayga  oo timo  dumar  oo dhaadher  timahayga  lagu  dul  xidhay Ka dib marku damcay  in uu jaro  timaha  dumarka  ee igu  xidhan  sidi  aan […]

Riyada gabadh aad u qurux badan oo timo dhaadheer leh

Riyada gabadh aad u qurux badan oo timo dhaadheer leh

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD MAHADSAN TIHIIN GUUD AHAAN WEBKA ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO LA JOOGA GABADH AAD U QURUX BADAN OO TIMO DHAADHEER OO MADOWLE OO KU FEEDHANAYSA MAQASKA KAAWIYADA TIMAHA OO GABADHAASI AAD U QOSLAYSA OO TIMAHEEDU AAD U DHEERYIHIIN ANAGOO AAD UWADA FARAXSAN ALLAH MAHADLEH Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa farxadda […]

Riyada labo gabar ku tartamaya timo dheer

Riyada labo gabar ku tartamaya timo dheer

Su’aasha: asc wll waxa ifasirtn riyadan waxn arkay gabdh aad utimo dheer said dhererkeda iyo timehedu wey islekayen aadna wey u qurux badneyn makeup marsaned iyada iyo gabdh kle oo timuhu dhabarka ama adhaxda marayn lkin an fedhneyn ama qurux badneyn aya igu laha man is timo legnhy iweydiyen marks dhahy maya ma islekankartanba wad […]

Fasiraada riyada timaha gacanta

Fasiraada riyada timaha gacanta

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka Allah macak waxan ku riyooday anoo gacanta midig timo dhaadheer oo xaada ku yeeshay oon la yaabanahay oon anoo ku faraxsan sidaa u eegayo xaad waan leeyahay lkn xaadaan ku riyooday waxay ahay mid dhaadheer oo madaw oo aad u qurux badan oo jilicsan Allah mahadle. Jawaabta: […]

Waxaan ku Riyooday aniga oo timo badan leh

Waxaan ku Riyooday aniga oo timo badan leh

Su’aasha: Waxaan ku Riyooday aniga oo timo badan leh maxay ka macna tahay walal iga soo jawaab. Jawaabta: Riyada timaha dheer ama badan mar hore ayaa la fasiray halkaan ka akhriso: Riyada Timo Dhaadheer Oo Kuu Soo Baxay

Riyada timo dhaadheer oo kuu soo baxay

Riyada timo dhaadheer oo kuu soo baxay

Riyada timo dhaadheer oo kuu soo baxay Su’aasha: Asc waa idin salaamay dhamaan hawl wadeenada mareegtan Marka labaad, waxaan idinka codsanayaa inaad iisoo fasirtaan riyo aan habeen dhawayd ku riyooday, riyadaasi waxay ahayd: Waxaa iisoo baxay timo aad u dhaadheer oo aanan hore u lahaan jirin, timahaas aad ayaan ugu farxay riyada dhexdeeda waayo kolba […]