Riyada acounka phonkayga oo wada lacag ah

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO LACAGTA TELEPHONKAYGA OO AY SIDA ROOBKA LACAGTU UGU SOO DHACAYSO DADKA QAARBAA SOO DIRAY $1BILYAN iyo badh QAARBAA SOO DIRAY $ 1.125 MIDBA WAX LIIS DHEER …….. $507 ……..$4007 ……..$125 ……..$$70666 OO WADA LACAG AH OO BUUXIYAY PHONKAYGA ANOO AAD U FARAXSAN […]
Riyada qoyska iyo qasnado lacag ah

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday aniga iyo wiil yaroo dhalay oo guriga dibadiisa jiifna oon wiilkayga yar hadba bustaha huwinaayo ayaaa waxaa albaabkii ganjeelka furtay xaaskayga gudahaanu galnay waxaa joogay caruur badanoon dhalnay xaadkaygu waxay ahayd mid aad uu jecel oo aad iigu faraxsan ayay hab […]
Anoo lacag badanoo dollar ah jeebka ku wata dadna caawinaya

Su’aasha: asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur gaar ahaan qaybta fasirka riyada Allah macak waxaan ku riyooday anoo jeebka ku sita lacag badanoo dollar ah waxaanan caawiyay 4 nin waxaan $ 50 siiyay sheekh xaafadayada ah ama imaam ka masjid noo dhaw ah waxaan kaloon $17 dollar siiyay sadex ninoon garanaayo midkiiba $17 […]
Riyada lacag qof kugula dhegayo

Su’aasha: ASC gudomiye : waxaan Ku riyooday anigoo lacag toban Rand oo xoga badan wata dhexdeeda a ay Ku jirto lagac boqolbol Rand jeebka markaan Sii gashan rabay ayaa waxa dhacday lacagtii boqol boqilka ahayd oo Ku dhex jirtay lacagtas lakin waxay Ku dhex jirtay ayadoo is Ku kuusan mida lagacatta toban tobanka Rand ah […]
Riyada anoo arday ku caawiyay 8 BILYAN

Su’aasha: ASC WAADKU MAHADSANTIHIIN SIDA FIICAN EE DEG DEGA EED NOOGU SOO JAWAABAYSAAN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO CAAWINAYA ARDAYDA DALKEENA WALIBA 8 BILYAN KU CAAWANIYA WAANA ARIN YAABA OO AH QALIN DHAGAXA OO SIDEED MIDABLEH OON SAMEEYAYAY OO ARDAYDA AAD U CAAWINAYA ARDAYDU WAXAY U BAAHANTAHAY GARANAYOO QORAYA SAMUURADA HADANA WAXKASTOO LOO BAAHDO […]
Riyada anoo fuulay geed dheer

Su’aasha: Asc ilaahay ha idin ilaaliyo marwalba 1 waxaan ku riyooday Aniga oo lajooga rag badan waxanay ka cabanayeen xanuuno mid ka mida ayaa igu yidhi waxaa I xanuunaya cunaha waxan raba inla iqalo ana waxan ku idhi mafiicna qaliinka cunuhu ee haku dagdagin Hala ogaado waxa Keenaya xanuunka Kabacdi ayuu waxuu isiiyay laba warqadood […]
Riyada lacag dollar ah oo aad u badan

Riyada lacag dollar ah oo aad u badan Riyada: asc waxan ku riyooday anoo lacag dollar ah oo aad u fara badan jeebka iigu jirto oo intaan soo saaray badh ka sarifanaaya suuqa 2 waxaan ku riyooday aniga oo gurigayga inyar u sii jira ayaan markan soo gaadhay dayrka gurigayga oo ahaa mid wayn gaadhigaan […]
