Riyada sajaayadaha badan maxay noqon

Riyada sajaayadaha badan maxay noqon Riyada: Waxan ku riyooday sajaayado aad ubadan qaar baabuur lasaaray qaarna gabadha ayaa siday qaarna dhulkay yaaleen iifasir sheekh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad la xiriirta ku dhaqanka diinta sidoo kale waa dadaal xagga cibaadada Waa riyo wanaagsan Halkan ka daawo riyada firaashka ama rooga The dream describes […]
Riyada sijaayad dheer maxay tahay

Su’aasha: Waxan kale oon Ku riyooday sijaayad sijaayadaas waxay ahay mid dheer ana waxan is iri riyada dhexdeda sijaayadan waa ay Ku anfacaysa Ramadan Ka ayaad ku seexan ood iku fidin xiliga AAD cibadesanayso maadaama sijaayada aysan u gaabnen kuwa kale tan at ahayd mid dheer riyadaydu waa taas. Jawaabta: Sijaayad ama salli waxaa lagu […]
