Ereyo Ingiriis xarafka Ch loogu dhawaaqo xarafka K

Saan horay usoo sheegnay waxaa jira xarfo ka mid ah ingiriiska marka  xaraf kale lagu lifaaqo inuu dhawaaqa isbaddalayo,

xarfahan oo uu ku jiro xarafka CH waxaa loogu dhawaaqaa xarafka K tusaale ahaan ereyadan ayaa ka mid ah.

English words where the letter Ch is pronounced as the letter K

As mentioned earlier, there are some English letters that change their sound when another letter is attached to them.

These letters, including the letter CH, are pronounced as the letter K, for example, in these words.

Ereyo Ingiriis xarafka Ch loogu dhawaaqo xarafka K
Ereyo Ingiriis xarafka Ch loogu dhawaaqo xarafka K

Somali English
character shakhsiyad
headache madax xanuun
anarchy fowdo
psychic nafsi
stomach calool
archive keyd, arshiif
scheme qorshaysan
school dugsi, iskool

 

 

Leave a Reply