Riyada geed guriga la gooynayo hooyana la xambaarayo

Su’aasha: Asc bahda daruuro waxaan kuriyooday anoo uguuray dhanaka putland meel xuduudka Ethiopia dhow dagay oo wiil aan ilmo adeer nahay quraan isaarayo waxaana kiraystay guri u ka korbaxay geed wayn oo caleemo waa wayn aabahaybaana ii yimid oo idhahy geedkaan guriga wuu halaynayaa caleentiisa jiingada ahaylayanasa marka waan jarayaa wuuna jaray wuxuna ku tuuray […]
Gabar riyo ku aragtay saaxiibteeda oo u imaanaysa

Su’aasha: asc wll waxn ku riyodey gabadh an saxib aheyn mudo badan hada se isku wacneyn xidhiidh ficn nama yal se wan wada hadlney malmo waxn ku riyodey iyado ii timid igu leh sidii mad iga xanqsanthy kaly saxibtimadi ayan raba kadib waxn kulaha waxba kuma qabo wll kadib meelban wada fadhisany waxy sidatey cunug […]
Gabar ku riyootay musqusha oo saxaro ka buuxdo

Su’aasha: Asc wll waxn ku riyodey ano suuli ama xamam galayo waxn rabay inan xajadeyda uso guto kadib wuxu aha xamamkan casriga hada la isticmalo markan ku fadhistey mise wu buuxaba oo diba uso baxen saxaradii ila oo ay igu ba.ay kadib wan oyaya ooyin an qeylo aheyn waxn laha wuu buuxa. Jawaabta: Riyada waxay […]
Riyada gabar ari kaxaynaysa oo meel ku xaraysanysa

Su’aasha: Asc wllo adbad u mahadsan tahay waxn ku riyodey anigo adhi wado xili habenimo ah wan xareyey ama melban ku oodey riyadan wey iguso noqnoqta xaleyban ku riyodey mudo kadib anon arag. Jawaabta: Riyada waa riyo aad u fican waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof mas’uul ah oo laga dambeeyo ama meel maamul looga […]
Riyada kursiga caaga oo la xadayo

Su’aasha: Asc waxaan arkay kursiga caaga ee weyn la iga xaday , mana garanaayo qofka xaday, Waxaa kaloo arkay anoo qof aan handadaayo ,qofkana aqaano, maxay noqoney? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in lagu khiyaani doono waliba qof kuu dhow inuu ku siri doono, kursiga wuxuu tilmaamaa qiimaha iyo jagada qofka uu taagan yahay marka xaditaankiisa […]
Riyada gabadh hooyo ah oo nin loo dhisayo

Su’aasha: Waxan ku riyooday gabadh hooyo ah ninkii kala tageen anoo nin aan rabo inaan u dhiso ay diidayso Waxaanay lahayd marabo ninkan iyadoo isoo eegaysa waxanay ila ahayd gabadhani in ay inaga irabto oo waxna ay iisheegtsy hore oo ay iga dhursugaysay Kabacdi waxay igu tidhi xasiidaydii halkan taalay meeday waanay daba daalay ana […]
Riyada guurka gabadh caruur leh

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur marwalba Allah macak Waxaan ku riyooday anoo guursaday gabadh lasoo furay oon aqaano oo 3 caruura leh lkn caruurta aabo hood haysto laba kamida markanay riyo ahayn Waxaanu ku aqalgalnay guri waynoo fooga oo maqsinaduusu waawayn yihiin oo aad u qurux badan aadna loo goglay Waxaana […]
