Xayawaanka waraabaha jirkiisa see isugu badalaa lab kola dhadig

Xayawaanka waraabaha jirkiisa see isugu badalaa lab kola dhadig

Su’aasha: Asc wan idin salamay bahda darur waxan idinwaydinaya xayawanka warabaha ladhaho waxay dinta shegtay in oo isbadalo mar lab ahado wax dhali marna dhadig uraysan oo dhali habka isbadalka jirkisa fahfahin igasiya mahadsanidin Jawaabta: Waraabaha ama dhurwaaga afka carabiga waxaa lagu dhahaa الضبع ingiriiskana waxaa la dhahaa Hyena, soomaalida qaar yeyda ayay dhahaan waraabe, […]

Dilitaanka eeyga iyo xayawaanada naftaada dhibaya ma xaraan baa

Dilitaanka eeyga iyo xayawaanada naftaada dhibaya ma xaraan baa

Su’aasha: In ayda iyo xayawaanada naftaada iyo dadkaba dhibaya la-laayo oo la sumeeyo madanbiba diin ahaan se ma in ladila banaan ama waa lasumeyn karaa laba daba Jawaabta: Xayawaan kaste oo dadka kusoo xadgubaya waa la dili karaa diin ahaan, waaxaa jira xayawaanada qaar oo nas kusoo arooray in dilo. Wuxuu yiri rasuulka (SCW):  (خَمْسٌ […]