Su’aasha: gabar haday riyo ku aragto iyadoo xayawaan la raaxaysanayso oo geedkiisa ay taataabanayso xayawaankiina biyaha shahwada ka xayan maxa lagu fasiri karaa riyadas xayawaankana waa faras cad fadlan ii fasir? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa guur inuu usoo dhow yahay gabadha riyada aragtay, riyada faraska waa riyo fiican guud ahaan laakin hadda waxay tilmaamaysaa guur […]
