Riyada anigoo make up marsanaya

Riyada anigoo make up marsanaya

Riyada anigoo make up marsanaya Riyada: Salaam waxaan kuĀ  riyooday anigoo marsanaya make up wajiga ku qurxiyaan dumarku waxaan la yaabana goortaan bartay hore uma aqoon. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal xagga noloshaada. Waxaa laga yaabaa inaad noqoto qof dhaqan kale ku dhaqmayso oo aadan horay u aqoonin. ama inaad aaddo waddan kale oo leh […]

Waxaan ku riyooday anoo cilaan la ii saaray oo lacagta lasoo dhuuntay

Waxaan ku riyooday anoo cilaan la ii saaray oo lacagta lasoo dhuuntay

Waxaan ku riyooday anoo cilaan la ii saaray oo lacagta lasoo dhuuntay Su’aasha: Asc sheekh Alle haku xafidee waxaad ii soo fasirtaa riyadan”waxaan ku riyooday anoo cilaan la ii saaray lugaha iyo gacmaha oo gacan ii dhiman tahay ka dib halkaan beeso ama lacag ka bixin lahaa soo khiyaamay yacnii la soo dhuuntay wax lacaga […]

Riyada hablo badan oo qurux badan oo cillaan marsanaya

Riyada hablo badan oo qurux badan oo cillaan marsanaya

Su’aasha: asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak ilaahay ha ku xafido sheakh waad noo hakar baxdee waxaan ku riyooday anoo meel socda ayay gabadhi ii yeedhay waxay igu tidhi telephonkaygii ayaan dayrkan saaray dushiisa markan guriga galayay waxaan kasoo qaaday qolfadii sare maxa dhacay waxan ku idhi itus halkad saartay waa […]

Gabar ku riyootay iyadoo nin kufsan rabo lakin walaasheeda kufsaday

Gabar ku riyootay iyadoo nin kufsan rabo lakin walaasheeda kufsaday

Su’aasha: Asc waxan ku riyodey ninba iso galay gurigayga wuxu iweydiyey iney cidi joogto markan u shegay inan cidi joogin wuxu isku dayey in uu ikufsado kadib wan suuxey waxba imu geysan wu iska tagay kadib hooyo iyo walalo oo is ag fadhiya hoyana waxay sameynysey dhari ama digsi ka cunada lagu kariyo iyado cilan […]

Riyada duulidda iyo cillaanka iyo dhalmada gabadha

Riyada duulidda iyo cillaanka iyo dhalmada gabadha

Su’aasha: Walal su.aal kle ayaan qabaa oo riyada ku saabsan idinkoo mahadsanid Walal waxaan ku riyoodaa anoo duulaya sida shinbirta oo hawada iska heehaabaya samadana aan gaadhayn inta dhexe iska duul’duulaya. Waxaa kaloon mar walba iyana kuriyoodaa anoo cilaan marsanaya oo aad ula qushuucsan quruxda culaanka aan marsaday. Waxaa kaloon ku riyoodaa anoo gabdh dhalay […]