Xanuunka dhiiga caadada 3 cisho kahor
Su’aasha:
asc wll hooyo markaste ka cabata bugta ama sarcanta guudkeda midhicirada u dhow ila misigta aya xanunsanyasa waxa y daremysa iney wax jiidayan waxan daremoya aya tidhi sidi in ilmo ku jiro marmar waxn daremaya dhaqdhaqa marka dhaqtarka tagtana waxa la odhanya kliya igfashan aya ku haya waxba kuma jiran wakhtiga xeydka way xanunsata saddexada cishe ka hor waxy arkaysa garac jidh xanun fara badan ilmaha ugu yar ay heysatan wa shanjir sadex jerbyna isasarteyna computer sadex dhaqtar ah waxy ushegen in an waxba heynin wad mahadsantihn bahda daruur jasakalah

Jawaabta:
Xalka ugu fiican lagu ogaan karo cudurka waa baaritaan rasmi ah, waayo haddii qofka loo qoro daawo oo aan loogu talagalin dhib ayay u keenaysaa.
Marka xanuunka wuxuu noqon karaa mid xiriir la leh ilmagaleenka waayo xilliga caadada ayuu imaanayaa saad sheegtay, marka waa in la baaraa ilmagaleenka hadduu ka jiro infekshan, markaas ayaa la daaweyn karaa jirrada.
Naag dhiiga caadada qabta qofkii ka sinaysto
The best solution to diagnose the disease is an official examination, because if a person is prescribed a medicine that is not intended for him, it will cause harm.
So the pain could be related to the uterus because it comes during menstruation, as you said, so the uterus should be examined if there is an infection, then the disease can be treated.
