Riyada anagoo uguurnay guri wayn

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANAGOO U GUURNAY OO DAGNAY GURI AAD U WAYN OO KU DHEXYAALA BEER WAYN OO WADA GREEN AH OO AAD U QURUX BADAN OO BARWAAQO AH HOOYADAYNA WAY NALA GUURTAY WAANANU WADA FARAXSANAYN ALLAH MAHADLEH. Jawaabta: […]
Riyada guuritaanka iyo kabaha iyo nin askari ah

Su’aasha: Wan idin salaamay bahda daruur waxan ku riyooday annagoo meel wax ka baranayna ban guurnay markan guurnay baa gaarigii lugu guuray kabihii igalatagay anaguna wan lugaynaynay wan kadabatagay waana ka soo qaatay kabihii markan soo laabtay ban arkay nin askari ah wuxuu igu yiri miyaa i garanaysaa maya ayan iri wuxuu igu yiri meel […]
Riyada anagoo gurigeena ka guurnay

Su’aasha: Waxaan markasta ku riyooda aniga iyo xafadena ooka guureyna gurigena oo balanbaleyna. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal weyn inuu kuu soo dhow yahay xagga noloshaada, wuxuu noqon karaa safar ama guur ama shaqo fiican, guud ahaan riyada guriga laga guurayo oo guri kale la degayo waa riyo astaan u ah isbadalka qofka noloshiisa lasoo […]
