Categories
Talooyinka Consultation

Aroos cusub baan ahay istiin waan ku kacaa laakin waa iga damaa

Su’aasha: Asc Daruur.com, dhawaan ayaan guursaday aroos cusub baan ahay xaaskayga markan istiiminayo aad buu xubinkaygu u kacsanyahay lkn markaan Damco inan hawsha bilaabo ee aan xubinka saaro bishimaha yaryar ee cambarka xubinkygu wuu damayaa. Jawaabta:  Maadaama aad ku cusub tahay guurka aadna tahay qof dhalinyar ah mushkiladaada waa mushkilo nafsi ah, waxaa laga yaabaa […]

Categories
Fatwada

Salaada waxaan ku dhex arkaa muuqaalo dumar ila taliya

Salaada waxaan ku dhex arkaa muuqaalo dumar ila taliya Su’aasha: Asc markasta oon salada isku diyariyo xasuus iyo Isla hadal Ayan gala oo kusabsan muqalo aan dawado iyo sawir kasto aan arka oo dumar kusabsan Ila aan salada dhameysto guska kababyo Ayan kadarema salada markan kabaxo qoyaan aan wax lataban Karo aheyn oo xubinka faruuryaha […]

Categories
Caafimaadka Health

Hilibka shiilan iyo Saliida ayaa i dhibta maxaa keeni kara

Su’aasha: Asc waxaan isku arkay in Saliida iyo hilibka shiilan idhibayaan Siiba hilibka baruurta leh Sida waslada Labo Labo Calool istaag Saxarada mar adag Marna jilicsan iyo madax Xanuun ayaan isku arkaa mararka qaar araga Saliida ayaa I dhibta mar aan badneyna waxaa la jira wareer Mararka qaarna xabadka oo I Xanuuna Calamadahaas Typhoid ma […]

Categories
Fatwada

Meerayaasha Diinta ma sheegtay

Su’aasha: Asc waxaan shaki ku jirin in meerayaal jiraan walibana qaarkood la tagay hadaba Diinta maxay ka qabtaa in dhowr xidigis ama meere ay jiraan Mase lagu Sheegay Waxba kama qabo hadii Sayniska waan been aad ileedahay lkn inta aan baaray Qur,aanka iyo Diinta kuma hayo in xidigo dhulkeena lamid ah jiraan. Jawaabta: Meerayaasha waa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar xaas ah oo ku riyootay walalkeeda oo dhintay

Su’aasha: Asc gabar Xaas ah ayaa waxay ku riyootay Walalkeed oo dhintay iyadoo la leeyahay tacsi ayaa idin taal oo iyada iyo walaasheed ay ooynayaa sidoo kale suurada Walalkeed la tusinayo isaga oo meydkiisa La keenay. Jawaabta: Riyada walaalka dhimanaayo wax badan ayaa lagu fasiraa xaaladba xaaladda kale way ka duwan tahay, gabar xaas ah […]

Categories
Talooyinka Consultation

Qofka siduu ku gaari karaa mustaqbal heer sare ah

Su’aasha: Waxaan ahay qof dhalinyaro ah. kana fekira siduu mustaqbal wanagsan uyelan lahaa. hadane Waxaan ka baqayaa inaan muujiyo xirfadahayga. dhibatadaan sidaan uga bixi lahaa oo qalbigayga aan uga saari lahaa baan ka fekiraa. hadane waxey ila noqotaa midaas mid aan fududeeyn.Waxaan waligey ku hammiyi jiray inaan noqdo qof wax bartay, isku kalsoon, haddana dariiqaas […]

Categories
Caafimaadka Health

Hooyo markii ay uur qaado 4 bilba wixii ka dambeeya galmadu dhibeyso

Hooyo markii ay uur qaado 4 bilba wixii ka dambeeya galmadu dhibeyso Su’aasha: asc hooyo markii ay uur qaado 4 bilba wixii ka dambeeya galmadu dhibeyso xanuunku wuxuu yahay galmada kadib in lugta midig xanuun aad ah ay ka dareento ilaa maalinkaas dhan istaaga dhibo xubinka na aad moodo inuu soo dhacayo. Jawaabta: Dumarka qaar […]