Riyada walalkay oo meydkiisa naloo keenay

Riyada walalkay oo meydkiisa naloo keenay

Su’aasha: Asc maxay tahay Riyada meydka walalkay oo lanoo keenay iyadoo la leeyahay Tacsi ayaa idin taalo. Riyada waxaa ku riyootay gabar la qabo fG horey ayaan Riyadan usoo qoray walina la iima jawaabin Jawaabin: Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil iyo qalqal kula soo gudboonaan doono iyo cabsi iyo dood iyo dagaal, waliba waxay la xiriiraan […]

Gabar xaas ah oo ku riyootay walalkeeda oo dhintay

Gabar xaas ah oo ku riyootay walalkeeda oo dhintay

Su’aasha: Asc gabar Xaas ah ayaa waxay ku riyootay Walalkeed oo dhintay iyadoo la leeyahay tacsi ayaa idin taal oo iyada iyo walaasheed ay ooynayaa sidoo kale suurada Walalkeed la tusinayo isaga oo meydkiisa La keenay. Jawaabta: Riyada walaalka dhimanaayo wax badan ayaa lagu fasiraa xaaladba xaaladda kale way ka duwan tahay, gabar xaas ah […]

Riyada geerida walaalka kaa yar

Riyada geerida walaalka kaa yar

Su’aasha: Waxaan riyo ku arkey mudo laga joogo 1 sano walalkey iga yar oo dhintey riyada dhaxdeeda. Jawaabta: Riyada walaalka yar dhimanayo waxay tilmaamaysaa inaad ka badbaadi doonto dhibka laguu maleegayo, siiba dhibka ay kuu maleegayaan dadka cadowga kugu ah, ha noqdaan dad kuu dhow ama dad kaa fog. Haddii qofka uu ku riyoodo asoo […]