Liinta macaan la shiido iyo midda sideeda lagu cuno tee fiican

Su’aasha: Waxaan ahay Wiil Aad Ujecel liin macaanta Anu Iyadoo Sideeda Ah Ayaan Ucunaa Dadkuna Waxay igu Yidhaahdiin Marka Lashiido Ama LaRidqo Ayay Kafaaiido Badantahay Marka Sideeda Loo Cuno Fikirkaasi Ma Saxbaa Mise Waa Qalad Sidoo Kale Qofka Imisa Xaboo Liin macaan Ah Ayuu Maalintii Cuni Karaa. Jawaabta: Labadaba waa isku mid haddii aad sideeda […]
Cabitaanka daasada iyo kan dabiiciga yaa fiican

Cabitaanka daasada iyo kan dabiiciga yaa fiican Su’aasha: ASC WLLO SHARAABKA DAASADA EE QALALAN MAALIN WALBA KOOB AYAAN KA CABAA MARKAA BAL KAWARAN FAA,IDADIISA SIDOO KALE DADKU WAXAY DHAHAAN MAAHA SHARAAB CAADIYA THANKS DR ALLE HAKU XIFDIYO AAKHIRO IYO ADUUN YABA. Jawaabta: Sharaabkaas waa sharaabka dabiiciga oo la qalajiyay, waxaana lagu daray waxyaabo ka ilaalinaya […]
Hilibka shiilan iyo Saliida ayaa i dhibta maxaa keeni kara

Su’aasha: Asc waxaan isku arkay in Saliida iyo hilibka shiilan idhibayaan Siiba hilibka baruurta leh Sida waslada Labo Labo Calool istaag Saxarada mar adag Marna jilicsan iyo madax Xanuun ayaan isku arkaa mararka qaar araga Saliida ayaa I dhibta mar aan badneyna waxaa la jira wareer Mararka qaarna xabadka oo I Xanuuna Calamadahaas Typhoid ma […]
Liin dhanaanta timaha marka la mariyo waxtarka laga helo

Liin dhanaanta timaha marka la mariyo waxtarka laga helo Su’aasha: Liin Dhanaanta Kawaran Hadaan Timaha Marsado Fuuqeeda Ama Meelaha Ay Timuhu Kadaciifeen Mariyo Wax Dhibaato Ah Maku Keenaysaa Timaha Laakiin Maxay Faaiido Uleedahay Timaha Jawaabta: Liin dhanaanta waxtar badan ayay leedahay guud ahaan, marka timaha aan ka hadalno marka la mariyo waxay xoojisaa timaha, sidoo […]
Cuncunka Qooraha hadaan u isticmaalo liima dhanaanta ma i waxyeeleysaa?

Cuncunka Qooraha hadaan u isticmaalo liima dhanaanta ma i waxyeeleysaa? Su’aasha: Waxaa i cun cuna mararka qaar xaniinyaha marka waxaan sameeyaa meeshaan ka xoq xoqi lahaa waxaan mariyaa liimo dhanaanta ka dib xoogaa ayay intay i xafafto iga ba’aa cun cunka marka hadaan liinta u isticmaalo qooraha ma waxay waxyeeleysaa xiniinyaha mise jeermiska ayay ka […]
