Salaada waxaan ku dhex arkaa muuqaalo dumar ila taliya

Su’aasha:

Asc markasta oon salada isku diyariyo xasuus iyo Isla hadal Ayan gala oo kusabsan muqalo aan dawado iyo sawir kasto aan arka oo dumar kusabsan Ila aan salada dhameysto guska kababyo Ayan kadarema salada markan kabaxo qoyaan aan wax lataban Karo aheyn oo xubinka faruuryaha marki laqabto ama gacanta afkisa lagaliyo Ayan isku arka marka salada sidan usocrliyay oo midiba 2 jer utukanayay wan dalay waxa laga yaba inan salada masjidka kuso tukado hadana markan xafada imado inan tukado hada marka wan iska dhafay intan isku arko qoyaan xita salada maso qaleyo
1. Maxaan talo ah
2 siigada makenta dibkan
3. Qoyaanka hadusan badnayn salada majibiya
4 fikirka salada kaliya maxa keno

Xasuusin : magaca wan badalay sababto ah dad badan oo magaca Ahmed ah kuso gala Aya jiro oo sualo Siigo kusabsan kuso celceliyo taa waxay kenta sualo aan soweydiyay inan laga so jawabin

Salaada waxaan ku dhex arkaa muuqaalo dumar ila taliya
Salaada waxaan ku dhex arkaa muuqaalo dumar ila taliya

Jawaabta:

Waxa ku haysta waa waswaas sida loola dagaallamo dhowr jeer ayaan ka jawaabay webka ayaad ku noqon kartaa.

Waxa aad ku dhex aragto salaadda oo ah sawirada iyo naagaha qaawan waa dambiga aad ku jirto iyo waxa aad daawanayso shaydaankana wuu kuu sii siyaadinayaa siduu diinta kaaga fogeeyo, marka xalkaaga waa inaad iska joojiso waxaas oo dhan.

Qoyaanba mar hadduu kaasoo baxo salaadda way kaa jabtay iyo weysadaba, sheekadaas salaadda sababta ay kuugu timaado waa hadafka shaydaanka wuxuu diidan yahay inaad Alle caabudo.

Fiiro gaar: waxaan kuu sheegayaa hadda kaddib dhowr su’aal hal meel hakusoo qorin sidoo kale su’aal laga jawaabayna haku soo celilin ogow inaan laga jawaabaynin su’aal webka horay loo soo weydiiyay.

Waqtiga Salaadda Prayer Times in World

What I have is obsession, how to fight it I have answered several times, you can go back to the website.
What you see in prayer, which is pictures and naked women, is the sin you are in and what you are watching, and the devil is increasing it for you as he distances you from religion, so your solution is to stop all this.
Even if it is wet, if it leaves, your prayer will be broken and you will not be able to do it, the reason why that prayer story comes to you is the goal of the devil, he refuses to worship Allah.
Note: I am telling you from now on, do not write several questions in one place, and do not repeat a question that has been answered, know that a question that has been asked before on the website will not be answered.

Leave a Reply