Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada anigoo ku dul socda meel dhulka ka koreeysa oo aan ka baqayo ku socoshadeeda

Su’aasha: Asc sxb seetahay wanku salaama waxaan ku riyooday xaley iyadoo nin aabahay saxib la ah aan la socdo aniga iyo ninkana aan ku dul socono alwaaxyo iyo waxyaabo laysku kab kabay anigana aan aad ugu baqayo inaan ku sii socdo ninkuna ileeyahay saas yeel saas sameey ugu dambeyntii meeshii ayaan ka soo dhacay waana […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada anoo shaqada iska casilay

Su’aasha: Asc Daruur.com, waxan ahay shaqaale dawladda ushaqeeya waxanan ka shaqeeya xarun caafimaad waxaanan qaabilsanahay xanuunada macaanka iyo dhiigkarka,, waxaan kuriyooday anigoo shaqadii aan hayay iska casilay, muddo kadib ninkii madaxda noo ahaa markuu ogaaaday go,aankayga waa iga diiday is casilaaddii wuxu inu igu yidhi waa inaad shaqaysaa duruuufwalba oo timaaada! Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Badeecada in la qaaliyeeyo ama dadka lagu khiyaano

Waqtiyada abaarta ama marka uu dhib jiro ganacsatada qaar fursad ayay u arkaan inay dadka ku qaaliyeeyaan badeecada, way keydiyaan wax kaste si uu qaali u noqdo waliba xiliyada dagaalada, taas waa wax aad u foolxun oo diinta ay la dagaallantay, waxaa kusoo arooray aayado iyo axaadiis badan. Diinta islaamka waxay fartay in laga fogaado […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada mas darbiga guriga ag jooga

Su’aasha: Waan idinsalaamay salan kadib waan ku riyoday labo habeen oo isxiga mas.aniga oo guriga darbigiisa geed yar kajari rabo ayaan Arkay mas maxaa lagu tilmaaami karaa. Jawaabta: Maska guud ahaan wuxuu tilmaamayaa cadow, haddii aad disho cadowga waad ka adkaanaysaa hadduu ku qaniinana cadowgaaga dhib ayuu kuu geysanayaa.

Categories
Talooyinka Consultation

Codkar ama aftahan qofka siduu ku noqon karaa

Codkar ama aftahan qofka siduu ku noqon karaa Su’aasha: ASC Wll, maxay tahay codkarnimada ama aftahanimada saxda ah OO Qofka loga baahan yahay Wayalaha qofka ka caawinayaa inuu noqdo aftahan iyo tillaabooyinka OO qaadayo maxa weeye qofka ma noqon karaa codkar asigoo ah mid af-gaaban OO an aheen mid hadal badan. Wll waxan rabaa talooyin […]

Categories
Fatwada

Dadka xadrada xoolaha ku gowraco lacag ma siin karaa

Su’aasha: Asc Daruur.com, ugu horray ilaaaybaa mahadleh iwaafajiyay inan helo webkan qiimaha badan,, marlabaad waxaan umahadcelinayaa hawlwadeenada iyo aqoonyahannada kala duwan ee ka hawlgala webkan,, su aashaydu waxa weeyaan magaaladan aan daganahay waxa jira shakhsiyaad meheradaha ganacsiga soo Mara kadibna waydiinaya lacag iyagoo leh waanu ku ducaynaynaa oo xoolo ayaa laqalayaa si uu ilaahay abaaartan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada meel saminaar ka socdo oo daaqada lagasoo galayo

Su’aasha: Waxan ku riyooday ayado arday badan meel joogan aniga qofka ugu dambeeyo oo a ahay mesha simanarka ana ardayda iskugu imadayna waa qol aan laheyd albab waxa laga gala daqada anoo darishadi ka galayo aa jabinaya darishadi ardaydi aa halmar qeeylineso oo dhayan ahmed a jabiye kdb macalinka ilama hadlayo wuu iga amusaya waxana […]