Skip to contentSu’aasha:
Waan idinsalaamay salan kadib waan ku riyoday labo habeen oo isxiga mas.aniga oo guriga darbigiisa geed yar kajari rabo ayaan Arkay mas maxaa lagu tilmaaami karaa.
Riyada mas darbiga guriga ag joogaJawaabta:
Maska guud ahaan wuxuu tilmaamayaa cadow, haddii aad disho cadowga waad ka adkaanaysaa hadduu ku qaniinana cadowgaaga dhib ayuu kuu geysanayaa.