Riyada mas madow barbar cad leh

Riyada mas madow barbar cad leh

Riyada mas madow barbar cad leh Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga guriga ayaa waxaan arkay ma’s madaow barbar cad leh waxan arkayay madaxiisa oo qudha mid yar oo u eeg wuu la socdaa waxay joogaan store aqalka walaalkay ayaan u yeedhay kaalay dil waanu waynay hadana waan arkay isagoo jooga sariirtayda wuu […]

Riyada mas yar oo cad iyo mas madow

Riyada mas yar oo cad iyo mas madow

Riyada mas yar oo cad iyo mas madow Riyada: Waxaan Ku riyooday Musqusha gurigayga mas midabkisa cad iyo madow ah isku jira. A an madaxiisa an arkin ee lakin an u jeedo Qeebtisa Dambe Nuux sanayso mel dhar saranyihiin ayu Ku jiray laakin mid yar camal laakiin san aad u yarayn ayu ila ahaa ano […]

Fasirka riyada mas dhexgalaya qofka dharka uu wato

Fasirka riyada mas dhexgalaya qofka dharka uu wato

Fasirka riyada mas dhexgalaya qofka dharka uu wato Su’aasha: Waxaan ku riyooday mas dharka aan wato dhexgalaya , meel walba jirkayga ka mid ah maray, ka bacdina dad ayaa iga saaray maskii, riyadaas maxa lagu fisiri karaa ,idinkoo mahadsan bahda daruur media Jawaab waafi ah iga siiya. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa qof cadow is qarinaya […]

Riyada mas madow kasoo baxayo meel geed laga gooyn rabo

Riyada mas madow kasoo baxayo meel geed laga gooyn rabo

Riyada mas madow kasoo baxayo meel geed laga gooyn rabo Riyada: Asc bahda daruuro waan isinsalaamay dhamaantiin waxaan ku riyooday laba habeen oo is xiga aniga guriga aayadeey geed kagooy rabo mas madoow marka mahaa lagu fasirikaraa riyadaas. Fasirka: Waxaa lagu fasiraa riyada cadow daran oo qarsoon inuu jiro oo adiga aadan ogayn wuxuu ka […]

Riyada mas darbiga guriga ag jooga

Riyada mas darbiga guriga ag jooga

Su’aasha: Waan idinsalaamay salan kadib waan ku riyoday labo habeen oo isxiga mas.aniga oo guriga darbigiisa geed yar kajari rabo ayaan Arkay mas maxaa lagu tilmaaami karaa. Jawaabta: Maska guud ahaan wuxuu tilmaamayaa cadow, haddii aad disho cadowga waad ka adkaanaysaa hadduu ku qaniinana cadowgaaga dhib ayuu kuu geysanayaa.

Riyada maska madow dhulka kasoo baxo

Riyada maska madow dhulka kasoo baxo

Riyada maska madow dhulka kasoo baxo Su’aasha: maska madaw ee waliba dhulka hoostiisa kaagag soo baxa ciidna aad iskaga reebto. Jawaabta: Riyada inkastoo aysan faahfaahsanayn waxaa lagu fasiraa maska madow oo dhulka hoostiis kaaga soo baxayo cadow kuu dhow oo aan meel dheer kaaga imaanaynin cadowgaas ma dareemi kartid waxa uu kugu samayn rabo, wuxuu […]