Riyada anigoo ku dul socda meel dhulka ka koreeysa oo aan ka baqayo ku socoshadeeda

Su’aasha: Asc sxb seetahay wanku salaama waxaan ku riyooday xaley iyadoo nin aabahay saxib la ah aan la socdo aniga iyo ninkana aan ku dul socono alwaaxyo iyo waxyaabo laysku kab kabay anigana aan aad ugu baqayo inaan ku sii socdo ninkuna ileeyahay saas yeel saas sameey ugu dambeyntii meeshii ayaan ka soo dhacay waana […]
Riyada socodka dheer iyadoon danta la gaarin oo qoraxda dhacayso

Su’aasha: Asc Daruur.com, hooyaday ayaa kuriyootay riyo dhawr jeer kusoo laalaabatay riyadaasina waxay tahay: socod ayay galaysaa muddo markay socoto ee aanay gaadhin meeshii ay usocotay ayay cadceeddu ka dhacaysaa! Maba gaadhayso meeshay usocotay cadceedda lee kadhacayso marwalba ,riyadaa fasirkeeda ayaan kaa rabaa wll. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa hooyadaada inay ka fikirayso arrin muhiim ah […]
Waxaan ku riyooday anoo safara oo gabar yaroo xijaaban wata

Su’aasha: Asc bahda daruuro xalay waxaan ku riyooday anoo safara oo gabar yaroo xijaaban wata waxaa hayay wado waxaana i horsocday wiil mudo hore iigu danbaysay isna safara lug ah sidayday gabdha waan xanbarsanaa ilaa 2 jir bayna ahayd xijaabna way qabtay wayna ila sheekaysanaysay waan socon bay ilahayd waxana lahaa markàn magalada u dhawaano […]
Qofkii arko asoo magaalo uu garanayo dhex socda

Su’aasha: Waxaan arkay anoo socdo magaalo dhexdeeda aan aqaano, maxaa lagu fasari karaa ? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad u baahan tahay inaad ka adkaato mashaakilka ku haysta iyo awood inaad u leedahay dhaqsi inaad kaga adkaato oo aad ku baddasho murugta iyo walwalka farxad iyo raaxo, sidoo kale riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku toosnaandoondo […]
Waxan Ku riyooday anigoo buste hugsan oo lugenayo.

Su’aasha: ASC waxan Ku riyooday anigoo buste hugsan oo lugenayo. Jawaabta: Riyada huwashada bustaha waa guur soo dhow maxaayeelay guurka wuxuu kuu keenaan dugaal waana asturaad waliba guur oo nimco badan wata ayuu noqonayaa inshaa Allaah. Socodkana waa shaqada aad ku jirto iyo dadaalka weyn aad hayso. Guud ahaan riyada waa riyo khayr badan wadata […]
Riyada socodka dheer oo kaba la’aanta ah

Su’aasha: Asc wll waxan ku riyooday anigo meel fog kaso lugey oo daalay kabaxa iskabixiyey gacmaca ku qabsadi soosocdi ilaa marki dambo aan so agmari meley ilma ku cayarayaan wan so dhaafay anigo lugeyni haaya oo dalan kabaha gacmaha ku wata ayan guriga imadi wll ifasir fadlan. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku jirto murugo […]
