Riyada nin aan aqaano la leeyahay wuu kaa xishoonayaa

Riyada nin aan aqaano la leeyahay wuu kaa xishoonayaa

Riyada nin aan aqaano la leeyahay wuu kaa xishoonayaa Riyada: Asc sheekh alahaa kubarkeeyo waxaad iifasirtaa Aniguu xafiis kujira ayaan ku arkay nin aan aqaano oo isagane wuxuu ka shaqeeyan wasaarada waan salamay anigoo dhoola cadaynay uu iga aamusay sow hebal matihid waan iskaga aamusay intuu isoo fiiriyaya unbaa baxaay anigoo yaban maxaa kudhacay dadkii […]

Riyo maamule warqad ii saxiixayo

Riyo maamule warqad ii saxiixayo

Riyo maamule warqad ii saxiixayo Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga xafiis waxa nala joogay maamuulka shaqada oo la badalay wuxu ii saxeexay warqad aan uga baahna waxaan ku leeyahay muu shaqaynayaaa saxeexani hada markaasu igu yidhi Haa ee isug wuu iga baxay waxa ii soo galay maamulaha cusub oo leh meeday inanti […]

Waxan ku riiyooday md Farmaajo oo xil ii magacaabaya

Waxan ku riiyooday md Farmaajo oo xil ii magacaabaya

Su’aasha: Asc wllo waxan xalay ku riiyooday madaxweyne Farmaajo oo xil ii magacaabaya waxana marka hore wareysi ila yeeshay Taliyaha Nabad sugida soomaaliya anaga oo koox dhalinyaro ah dhalinyaradaas waan aqaana waan wada shaqeyna hal xafiis ka tirsanahay intaas kadib taliyaha Nabadsugida wuxuu ii geeyay Madaxweyne Farmaajo kadib ayuu madaxweynaha igu dhahay waan ku soo […]

Riyada anoo shaqada iska casilay

Riyada anoo shaqada iska casilay

Su’aasha: Asc Daruur.com, waxan ahay shaqaale dawladda ushaqeeya waxanan ka shaqeeya xarun caafimaad waxaanan qaabilsanahay xanuunada macaanka iyo dhiigkarka,, waxaan kuriyooday anigoo shaqadii aan hayay iska casilay, muddo kadib ninkii madaxda noo ahaa markuu ogaaaday go,aankayga waa iga diiday is casilaaddii wuxu inu igu yidhi waa inaad shaqaysaa duruuufwalba oo timaaada! Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa […]

Riyada qof mas’uul farxad la ooynaya anoo kulan kula jira

Riyada qof mas'uul farxad la ooynaya anoo kulan kula jira

Su’aasha: Asc bro waxan xalay ku riiyooday nin masuul aan wada shaqeyn jirnay anaga oo kullan iyo ninka oo oynaya farxad darteeda in uu ila kulmo. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad heer sare ka gaari doonto shaqadaada, waxaa kaloo riyada laga fahmayaa jago inaad qaban doonto oo dad badan ay kaa dambeyn doonaan, marka ku […]

Riyada qofka goobta shaqada ugu sareeyo laga ceyrinayo

Riyada qofka goobta shaqada ugu sareeyo laga ceyrinayo

Su’aasha: Asc walaal waxan xalay ku riyooday Goobta aan ka shaqeeyo ninka ugu soo sareeyo oo shaqada laga ceyriyaay. Maxay noqon karta in booskada oo shaqada laga ceyrinaya aad aragtaa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in isbadal kaaga imaanayo xagga shaqada waxaa kula soo gudboonaanaya qalqal iyo cabsi iyo dhib yar oo la xiriira shaqadaada, marka […]

Riyada qof madax meel ka ah aad la shaqayn jirtay

Riyada qof madax meel ka ah aad la shaqayn jirtay

Su’aasha: Asc walaal waxan ku riyooday xalay nin madaxa aan isla shaqeyn jirnay oo dib u kullanay isla shaqadii iyo goobtii marka maxay noqon karta riyada nin madax oo horay u wada shaqeyn jirteen oo ku riyootay asaga oo shaqadii isla wadan. Jawaabta: War muhim ayaad heli doontaa maalmaha soo socda waxaa laga yaabaa arrin […]