Waxan ku riyooday anigo jaamacad imtixaan ku jiro

Waxan ku riyooday anigo jaamacad imtixaan ku jiro Riyada: A S C, waxan riyo ku arkay anigo jaamacad imtixaan kujira oo qaadanaya marka su’aalaha warqada ku qornayd waxay ahaayeen 10 suaalood waan ka shaqeeyay macalinki intu iga qaaday ayu i saxay kadib ayu warqadi isoo celiyay marka tobankii suaalood 2 mise 3 suaalood unbaa khalad […]
Riyada macalinka jaamacada oo hagaajinaya meel guriga u dhow

Riyada macalinka jaamacada oo hagaajinaya meel guriga u dhow Riyada: waxan ku riyooday macalin kayga jamacada ii dhiga anoo intaan gurigayaga kaso baxay ayaan arkay isago gurigayaga dhiniciisa hagajinaya oo dhagxaan iyo ooda yaali jireen dedna intan u imi ban ku idhi macalin maxd isku dhibtay anaga hagajin lahyne markasu iyidhi maya wacadi dadkan is […]
Waxaan ku riyooday anigoo waxbarasho wada waxa ii dhigaya macalinkaygii jamacada

Waxaan ku riyooday anigoo waxbarasho wada waxa ii dhigaya macalinkaygii jamacada Riyada: Sc sheikh waxaan ku riyooday anigoo waxbarasho wada waxa ii dhigaya macalinkaygii jamacada waan baxanay waan soo tukanayay waxaan masaajidka hortiisa ku sii arkay macalimad meel aan ku takado ayaan hore u waayay waan sugay markaan tukaday soo noqday waan garan waayay class […]
Riyada meel saminaar ka socdo oo daaqada lagasoo galayo

Su’aasha: Waxan ku riyooday ayado arday badan meel joogan aniga qofka ugu dambeeyo oo a ahay mesha simanarka ana ardayda iskugu imadayna waa qol aan laheyd albab waxa laga gala daqada anoo darishadi ka galayo aa jabinaya darishadi ardaydi aa halmar qeeylineso oo dhayan ahmed a jabiye kdb macalinka ilama hadlayo wuu iga amusaya waxana […]
Riyada anoo Jaamacad galayo

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday aniga oo Jaamacad tagayo oo aan kuliyad dookhanayo waxaan u tagay macalin Biology Ii dhigi jiray oo xafiis fadhiya anaga oo badan ninkasta kuliyad ayaa loo Soo bandhigayaa wuu qaadanaya wuu baxayaa dhowr qof markay sidaa ku baxeen aniga waxaan dooranayaa kuliyad aan Jaamacada Laga helin waxaa la I leeyahay […]
