Riyada jaraanjarta laga soo dhacaayo

Riyada jaraanjarta laga soo dhacaayo Riyada: asc waal waxaajirto gabar saxibtey ah waxayna kuriyootay iyadoo guri jaranjar badan kusocoto waliba jaranjar wareegbadan sida O da cml waxay gashay guri waxaana joogay maamo ween iyo wiil iyo gabar ayaa jogay waxay weydiisay hebel majooga mana xasuusato qofkas ay weediisay wiil iyo gabarbo wuxuu ahaa majoogto ayee […]
Riyada qofka oo meel dheer kasoo dhacaayo

Su’aasha: scw qofkii arko asoo guri dheer dhowr dabaq ah kaso dhacaayo maxaa lagu fasiri karaa, wuxuuna soo toosaya asoon soo dhicin laakin qarka u saran inuu so dhaco Jawaabta: Culimada riyada fasira waxay sheegeen qofkii arko asoo meel dheer kasoo dhacaayo waa qof ka baqaya arrin muhim u ah oo walwal ku hayso, cabsidaas […]
Riyada anigoo ku dul socda meel dhulka ka koreeysa oo aan ka baqayo ku socoshadeeda

Su’aasha: Asc sxb seetahay wanku salaama waxaan ku riyooday xaley iyadoo nin aabahay saxib la ah aan la socdo aniga iyo ninkana aan ku dul socono alwaaxyo iyo waxyaabo laysku kab kabay anigana aan aad ugu baqayo inaan ku sii socdo ninkuna ileeyahay saas yeel saas sameey ugu dambeyntii meeshii ayaan ka soo dhacay waana […]
Gabar ku riyootay iyadoo meel sare kasoo dhacaysa

Su’aasha: Gabar ayaa ku riyoota iyadoo kasoo dhacaysa meel sare cabsina dareemaysa markasta way kusoo noq noqotaaa maxay noqon kartaaa. Jawaabta: Riyada oo qofka arkayo asoo meel aad u dheer kasoo dhacayo mararka qaar waxaa la socota gilgilasho ama lulusho kahfiif ah qofka jirkiisa ayaa dhaqaaqaya. Riyada waxay tilmaamaysaa qofka inay nolosha kula soo gudboonaan […]
Fasirka riyada dhicitaanka diyaaradda

Fasirka riyada dhicitaanka diyaaradda Su’aasha: Asc waxan ku riyooday dhawr jeer diyaarad dhacaysa riyaadasina way igu soo noq noqotaa. Marka ii fasila idinkoo raaliya. Mahadsanid. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku dhici doonto mashaakil fara badan taasna waxaa sabab u noqonayo go’aannada aad qaadanayso, guud ahaan dhicitaanka diyaarada wuxuu tusinayaa inay jiraan go’aanno qaldan oo […]
Riyada imaamka oo dhulka ku dhacayo

Su’aasha: Walaal waxaan ku riyoodey aniga oo ka aqimaya masaajid ka dibna aan salaada galeyno uu iimaamka salaada 1aad markuu marayo dhulka ku dhaco dad ordaa iyo dad suga ayeynu kala aheyn aniga waxaan ku jirey dadki taagnaa ee aan salaada ka bixin ka dib iimaamki halmar ayuu soo kacay wuuna cararey kadib salaada marki […]
Riyada xaaska oo sariirta ninkeeda ka dhacayso

Su’aasha: ASC WALAL WIIL AANU EHEL NAHAY BAA KU RIYOODAY ISLAANTIISA OO SARIIRTA KA DHACDAY KADIBNA INTAY DHAKHSO BOODAY ISAGA CANAANATAY OO DHAHAYSA ADAA IGA RIDAY SOW MAHA ASNA UU DHAHAYO WALAHI ANI KUMA RIDIN. Jawaabta: Riyadan waa digniin waxaa lagaga digayaa lamaanahaas inay is khilaafaan khilaafkana gabadha ayaa sabab u noqon doonto ninkana waa […]
