Riyada anigoo make up marsanaya Riyada: Salaam waxaan kuĀ riyooday anigoo marsanaya make up wajiga ku qurxiyaan dumarku waxaan la yaabana goortaan bartay hore uma aqoon. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal xagga noloshaada. Waxaa laga yaabaa inaad noqoto qof dhaqan kale ku dhaqmayso oo aadan horay u aqoonin. ama inaad aaddo waddan kale oo leh […]
Riyada anigoo make up marsanaya
