Riyada xubinta raga gabar iyadoo leh hadday aragto

Riyada:

Waxaan ku riyoday ano leh xubainta taranka raga oo buran oo kacsan 2 gabdhod oo ila socdayna igu qoslayan ana aan qarinayo isla yabanahay .

Riyada xubinta raga gabar iyadoo leh hadday aragto
Riyada xubinta raga gabar iyadoo leh hadday aragto

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof shakhsiyad adag leh.
Waxaana kuusoo dhow guur aad ku farxi doonto.
Waxaa kaloo riyada laga fahamayaa karti iyo adkaysi, sida ninka oo kale inaad yeelan doonto.
Guud ahaan riyada ma aha riyo cabsi leh.

 

Riyada geedka ninka halkan ka daawo

 

The dream indicates that you will be a strong personality.
You will soon have a happy marriage.
The dream also indicates that you will have strength and endurance, like a man.
In general, the dream is not a scary dream.

Leave a Reply