Riyada anigoo make up marsanaya

Riyada:

Salaam waxaan kuĀ  riyooday anigoo marsanaya make up wajiga ku qurxiyaan dumarku waxaan la yaabana goortaan bartay hore uma aqoon.

Riyada anigoo make up marsanaya
Riyada anigoo make up marsanaya

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal xagga noloshaada.

Waxaa laga yaabaa inaad noqoto qof dhaqan kale ku dhaqmayso oo aadan horay u aqoonin.

ama inaad aaddo waddan kale oo leh dhaqan ka duwan meesha aad hadda joogto.

guud ahaan riyada ma xuma waa riyo wax fiican tilmaamayso.

 

Riyada cillaanka halkan ka daawo

 

The dream indicates a change in your life.

You may become someone who practices a different culture that you have not known before.

Or you may go to another country with a different culture from where you are now.

In general, the dream is not bad, it is a dream that indicates something good.

Leave a Reply