Riyada Adeerka dhintay hoostiisa bakayle ku jiro

Riyada Adeerka dhintay hoostiisa bakayle ku jiro Riyada: Asc shiikho hoyadey waxay kuriyotay aderked dhintay ayada guri ula jogto asoo dhintay sariirta saran meydkiisa aydhaheso alx hadu adeerkeyga gurigeyga iigu dhintay kadib guriga waxa jogo 4ninkale iyo edadet kadib adeerka dhintay hoostiisa waxa kujira bakeyle gaduudan qoortiisa hoosteda ukujira islanta edada aya kaso saresa bakeylahii […]
Riyada nin adeer aan dhahayay oo i kufsan rabay

Riyada nin adeer aan dhahayay oo i kufsan rabay Riyada: Waxan ku riyoday nin an ader iska dhahaye kadibna indu iso qaday Mel gurikis ikenay asago qolkisa ikishda I dhahayo ader ma ku ahay ader ader markasdo I dhahayo markas nxy aano iska fujiye gavmihisa ayaa gabdhihisa wa weyn iskool ka imaden so kalen ayago […]
Riyada aderkey guriga imadey

Riyada aderkey guriga imadey Riyada: Waxan ku riyoday aderkey iyo nin kale iyo hablo qolka fadhiga jogan iyo wllky da ahan 20 jir iskana isticmalayo telkis o bareyska jajar kula jiro kadib ba hoyadey borsadeyda garab ikalisay 2 Dirac o laha so doll iku diri anaa suqa ina ado rabah markasan argay qolka fadhigo aderkey […]
Riyada malabka dhalinyaro lala cunayo

Riyada malabka dhalinyaro lala cunayo Riyada: Asc waxaa ku riyoooday anagoo ah dhalinyaro badan oo malab cuneyno waxana malabka soo gaday oo noo keenay adeerkay . Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa wax fiican aad la wadaagi doonto dadkaas. Waxaana sabab u noqonayo adeerkaaga ama qof kale qaraabada ka mid ah. Riyada nolol aduunyo ayay tilmaamaysaa oo […]
Riyada adeer iyo aabbe oo lacag aan u tuuri rabo

Riyada adeer iyo aabbe oo lacag aan u tuuri rabo Riyada: Asc bahda daruuro wll waxan sexday barqo waxaan ku riyooday anoo magaalo quruxbabadan jooga waxaana imaaday xafada aan islahaa waaqarabo waxa joogay hooyaday oon islahaa waxa u timid dhaqtar markaa hooyo waxan ku dhahay hooyo ina keen waxay dhaday daawàa iitaalee xafadaddu waxagee waxana […]
Riyada adeerka dhintay asoo weji dhalinyaro leh

Riyada adeerka dhintay asoo weji dhalinyaro leh Riyada: Asc walaal waxaan ku riyooday, Aderkeyga oo horay uu dhintay, asigo meel ku tiirsan sida oo ku nasanaayo, markan wajigiisa egay wuxu wajigiisa ahay, waji dhalinyaro ah 15/18 years ah, garkiisa na iyo sharbahiisa na wuxu ahay age ka 15/18, waji aad uu qurxo iyo indho waaweyn […]
Riyada adeerkay oo aan wax ka doontay

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday odey adeerkay ah oo aan waligay arkin oo Sida la iisheegay Qani ah anoo gurigiisa tagay Wuxuu ahaa guri Wayn oo qurux badan oo cad waxaan arkay Wiil dhalinyaro ah oo Adeerkay Xaaska uu qabo Walalkeed ah Wuxuu ileeyahay adeerkaa waa Qani Nin lacag badan ayuu leeyahay aniga boqolkiiba 5 […]
