Riyada Adeerka dhintay hoostiisa bakayle ku jiro
Riyada:
Asc shiikho hoyadey waxay kuriyotay aderked dhintay ayada guri ula jogto asoo dhintay sariirta saran meydkiisa aydhaheso alx hadu adeerkeyga gurigeyga iigu dhintay kadib guriga waxa jogo 4ninkale iyo edadet kadib adeerka dhintay hoostiisa waxa kujira bakeyle gaduudan qoortiisa hoosteda ukujira islanta edada aya kaso saresa bakeylahii waxay kudhufane daqada guriga halmar daqada soo fuqe waxay kuso dhace dhulka adeerkii dhintay wuu jimacsana markasu wuxu shega magaca walalkiis dhintay waxkalana wuu shega lkn lama fahmayo waxakale ushego markasa bakelahii aso dhintay edada kaso bixine daqada hosteda kadib adeerka dhintay indhahiisa waxa kasoo da aaya caano badan hoyo waxey dhahe maxa waye canahan kasocda indhahiisa kadib wey oynayan ayada iyo edadeda plse noo fasir

Fairka:
Riyada waxay tilmaamaysaa sir qaraabada ku saabsan oo la qarinayo inay soo bixi doonto laga baqayo.
Sirtaas waxay la xiriirtaa adeerka ama dad isaga u dhow.
Ilaahay kahayr haka dhigo
Riyada bakaylaha halkan ka daawo
The dream indicates a secret about a relative that is being hidden and is feared to be revealed.
This secret is related to the uncle or people close to him.
May God have mercy on him.
